02/06/2026
Ardayda sanadkan u Fadhiisanaya Imtixaanka Shahaadiga ee Form Fourka Dhamaantiin Illaahay ha Idin Guuleeyo.
Al-Aqsa Secondary School is one of the private schools in Borama. It is a historic school and was o
This is the official page for Al-Aqsa Secondary School in Borama, Somalinad
02/06/2026
Ardayda sanadkan u Fadhiisanaya Imtixaanka Shahaadiga ee Form Fourka Dhamaantiin Illaahay ha Idin Guuleeyo.
02/06/2026
Hambalyo ardayda ku guulaysatay tartanka quraanka kariinka ee dugsiga .
02/06/2026
Hambalyo ardayda ku guulaysatay tartanka kubada cagta dugsiga teeramkii kowaad 🏆🏆🏆🏆🏆.
02/06/2026
Hambalyo ardayda ku guulaysatay tartanka kubada cagta teeramka Labaad dugsiga .🏆🏆🏆🏆🏆
02/06/2026
Dugsiga Al-aqsa ee Borama ayaa xaflad sabootin ah u qabtay ardayda sanadkan baxaysa sidoo kale abaalmarino ayaa la gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha h**e soo galay tartamadii kala duwanaa.
31/05/2026
Wargalin
Bari Oo Axada Dugsiga waa La imanaya insha alah
24/05/2026
Wargalin muhiim ah
Allaha unaxariistee maamulka Dugsigu waxa uu )Oo ahaa jaarka Dugsiga marka dugsigu waa fasax barri
Ardayduna barri ilaa 30/ may/ 2026 waa fasax .
Soo noqoshaduna waa Axada 31/ may/2026
17/05/2026
| Monday | 07:00 - 12:00 |
| Tuesday | 07:00 - 12:00 |
| Wednesday | 07:00 - 12:00 |
| Saturday | 07:00 - 12:00 |
| Sunday | 07:00 - 12:00 |