12/06/2026
Qaybtii labaad ee sawirada ππ»β€οΈπΈβ¨
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sh.Axmed Salaan primary and Intermedaite school, School, Sheekh Axmed Salaan Street, Borama.
12/06/2026
Qaybtii labaad ee sawirada ππ»β€οΈπΈβ¨
12/06/2026
π«Dugsiga Sh. Ahmed Salaan β Sanad Dugsiyeedka 2025β2026πβ¨
Maanta waa maalin qiimo weyn leh oo taariikhi ah. Waa maalin lagu xusayo guusha ay gaareen ardayda fasalka 4aad, kuwaas oo si sharaf iyo dadaal leh uga gudbay heerkan, una gudbaya (haddii Alle idmo) fasalka 5aad.
Dugsiga Sh. Ahmed Salaan wuxuu si kal iyo laab ah u hambalyeynayaa dhammaan ardayda guusha gaartay. Runtii, dadaalkiinnu wuxuu noqday iftiin iyo tusaale wanaagsan oo ay ku daydaan jiilasha idinka dambeeya.
Maanta waxaad caddeyseen kartidiinna iyo dadaalkiinna, waxaadna tihiin horyaalka waxbarashada. Berri, waxaad noqon doontaan hoggaamiyeyaasha dalka iyo bulshada.
Waxaan idiin rajaynaynaa guul joogto ah, horumar aan kala goβ lahayn, iyo inaad mar walba noqotaan ubax qurxiya beerta aqoonta.
Hambalyo, hambalyo dhammaan ardayda! π
π Dugsiga: Sh. Ahmed Salaan
π Goobta: Xaafadda Sheikh Ahmed Salaan
π Taariikhda: 11/6/ 2026
19/05/2026
Landers ππ€β€οΈπΈπ₯
19/05/2026
Happy 18 mayππ€β€οΈ
17/05/2026
Xuska 18 Mayππ€β€οΈ iyo Dugsiga H/Dhexe Ee Sh.Axmed Salaan
01/05/2026
ogaysiis fasaxa maalinka beri ah oo ay ku began tahay maalinta shaqaalaha aduunka marka bahda sh.axmed salaan sidaa ula socda
15/03/2026
Qaybtii 3aad ee sawirada πΈβ¨οΈ Fasalka 8B / 8T
15/03/2026
Qaybtii 2aad ee sawirada πΈβ¨οΈ Fasalka 8B / 8T
14/03/2026
Qaybtii 1aad ee sawirada πΈβ¨οΈ Fasalka 8B / 8T
Xalfada soo dhawynta bisha barakaysan ee ramadaan
19/02/2026
Qaybtii 5aad πΈβ¨οΈ