MBK International School

MBK International School

Share

MBK International School is based in Borama, Somaliland. MBK is a not for profit school offering hig The school is named Maryam Bint Kamal International School.

This page is to inform everyone around the world about the great things being done at MBK International School. The school was founded by two Australian teachers, Mr Kamal Sheikh-Omar and Ms Khadija Graham-Laube. The school is a Not For Profit Project and any money made goes back into the school or projects in the local community,

The aim of these two dedicated teachers has been and for the fut

Photos from MBK International School's post 19/05/2026

KGs iyo foundation oo waqti ku qaatay goroonka MBK iyagoo sabootinaya sanad dugsiyeedka sii dhamaanayaa ee 2025-2026 halkaas oo ay ku soo bandhigee activities kale duwan ee ay sida maalin laha ugu sameeyaan dugsiga

Photos from MBK International School's post 18/05/2026

Happy 18may

Photos from MBK International School's post 27/04/2026

Dugsiga Caalamiga ah ee International Schools and , waxaan bixinnaa waxbarasho tayo sare leh oo ku dhisan jawi daryeel iyo kobcin leh.✨

26/04/2026

Riyooyinka waaweyn halkan ayay ka bilaabmaan 💫
Ardaydeennu waxay nala wadaageen waxa ay mustaqbalka noqon rabaan iyo sababta. Riyo kasta qiimo ayay leedahay.
✨ Adiguna maxaad rabta inaad noqoto mustaqbalka ?

21/04/2026

Nafta ugu raaxee dhageysiga Qur’aanka Kariimka ah

international schools and secondary

Photos from MBK International School's post 09/04/2026

qaybta2

international schools and secondary college malinta hidda iyo dhaqanka school ka

Photos from MBK International School's post 09/04/2026

qayb1
internationalschool: Meesha ay ku kulmaan aqoon iyo dhaqan.”

08/04/2026

“Maalinta Dhaqanka ee MBK international schools and : Ardaydu waxay soo bandhigeen hidde iyo dhaqan sugan.”

01/04/2026

Waxbarasho oo Qurux Badan – Arday firfircoon iyo jawi wanaagsan oo waxbarasho
international schools and secondary college

19/03/2026

Dugsiyada international Schools and secondary college waxay hambalyo, farxad iyo ducoba la wadaagayaan maamulka, macalimiinta, ardayda, waalidiinta iyo dhammaan hawl-wadeennada kala duwan ee dugsiga, sidoo kale waxay la wadaagayaan guud ahaan ummadda Islaamka ah munaasibadda barakaysan ee Ciidul Fitriga.
Waxaan idin leenahay: Ciid Mubaarak!
(كل عام وأنتم بخير)
Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana inaga dhigo kuwii ku guulaysta khayrka iyo barakada.

Photos from MBK International School's post 19/02/2026

Waxa dugsiga international schools and secondary college ka qabsoontay madal lagu maamuusay ardayda kaalmaha h**e ka gashay imtixaanka yar.

Want your school to be the top-listed School/college in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Borama
Borama

Opening Hours

Monday 07:00 - 15:00
Tuesday 07:00 - 15:00
Wednesday 07:00 - 15:00
Thursday 08:30 - 23:00
Saturday 07:00 - 15:00
Sunday 07:00 - 15:00