19/03/2026
Ciid wanaagsan.
xifdiga quraanka iyo barashada culuumtiisa
Waxa la aasaasay markaska sannadkii 2001 waxana markaska aasaasay maamulaha markaska isaga oo markasku ahaa intaa h**e mid quraanka lagu dhigto qiraa,o ahaan isaga oo tajwiidkana lagaga saxayo ardayga waxa markaska xifdiga iyo culuumtiisa laga bilaabay 2006 waxana ay dufcaddii u horaysay ka baxday markaska 2012 iyaga oo ahaa 13 arday 12 rag ah iyo 1 gabadh ah sannadkii 2013 waxa markaska ka baxay
19/03/2026
Ciid wanaagsan.
18/02/2026
Sawirro.
Soo dhawaynta Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Sh.Ibraahim Miicaad.
16/02/2026
Barri iyo Barxadda Garoonka Dhameeye.
Barri Galinka Dambe waxaa inoo Marti ah Sh. Ibraahim Miicaad , waxaan ugu baaqaynaa Haweenka Xaafaddu inay ka Faa'iidaystaan oo Nala soo dhaweeyaan Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
15/02/2026
Imaamyada Salaadda Taraawiixda tujin doona Sanadkan Masjid Dacwa.
أئمة صلاة التراويح في مسجد جامع الدعوة ، با التوفيق.
اللهم بلغنا رمضان آمنين مطمئنين سالمين مسلمين .
Cawayska qur'aanka Kalkiisii Labaad.
Arday: Cabdisamad Sh.Faarax Muumin.
13/02/2026
نحو جيل قرآني فريد.
《Xafladda Maamuuska Dufcadda 8aad 》.
Kalmado kooban oo kamid ah Muuqaalka Xafladda .
《Xafladda Maamuuska Dufcadda 8aad 》.
Muuqaaka Guud ee Xafladda.
05/02/2026
《Xafladda Maamuuska Dufcadda 8aad 》.
Sawirada N/7aad.
05/02/2026
《Xafladda Maamuuska Dufcadda 8aad 》.
Sawirada N/6aad.