07/06/2026
Hambalyo, BudBud primary & secondry school ayaa lagu qabanayaa markoodi ugu horeesay taariikhda Ee imtixanka shahaadiga Fasalka 8aad.Ee GALMUDUG.
✪Hᴏʏɢᴀ ᴀǫᴏᴏɴᴛᴀ ɪʏᴏ Tᴀᴄʟɪɪɴᴛᴀ📝📚
BᴜᴅBᴜᴅ Pʀɪᴍᴀʀʏ & Sᴇᴄᴏɴᴅᴀʀʏ sᴄʜᴏᴏʟ
07/06/2026
Hambalyo, BudBud primary & secondry school ayaa lagu qabanayaa markoodi ugu horeesay taariikhda Ee imtixanka shahaadiga Fasalka 8aad.Ee GALMUDUG.
18/05/2026
Waa ardayda fasalka 8aad ee BudBud primary & secondry school sanadkaan imtixanka waxaa imtixanka galaya 38 Arday Alle imtixanka haidin fududeeyo dhamaantiina Guul insha allah
18/05/2026
Dufcadii 1aad ee form four ee BudBud primary & secondry school alle haidin fududeeyo imtixaanka Guul ayaan idin rajeynayaa insha allah
11/02/2026
Shaacinta Natiijada Imtixaanka Teeramka Ee ardayda BudBud primary & secondry school iyo waalidiinta oo aan ku marti qaadnay
Ardayda BudBud primary & secondry school
31/01/2026
Kaalmaha Dugsiga hoose
31/01/2026
Fasalka 8aad iyo Fasalka form four
imtixaankooda 100 ayaa lagu saxay maadaada imtixanka dowdala galayaa
31/01/2026
Kaalmaha Fasalada Dugsiga Sare f1 f2 f3
31/01/2026
Dugsiga Dhexe 5,6,7 Kaalmaha H**e
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Dhamaan Ardayda BudBud primary & secondry school waxaaa laogeysiinayaa daqiiqado ka dib in lasoo shaacin doono Natiijada Kaalimaha 1,2,3 ardayda galeen Insha allah Lasocod Wanagsan