Ramadan College For Eighteen Plus

Ramadan College For Eighteen Plus

Share

Mac-hadka Horumarinta Bulshada ee Ramadan Gaalkacyo.

19/05/2026

U mahadcelinta bareyaasha dugsiga Ramadan College For Eighteen Plus

Maamulka dugsigu waxa uu ixtiraamka ugu weyn iyo abaal aan la gudi karinba u hayaa bareyaasha sharafta leh ee dugsigeenna.

Guulaysta Mudaneyaal.

18/05/2026

Hadal-jeedinta bare Cali Burhaan Daahir ee xafladda qalinjabinta ardayda dugsiga.

17/05/2026

Hadal-jeedinta maamulaha dugsiga Ramadan College For Eighteen Plus Khadar Qaasim

Maamulka ayaa kelmado dhiirigelin iyo dardaaran ah u jeediyey ardayda qalinjabinaysa.

17/05/2026

Hadal-jeedinta maamulaha Ramadan Private School RPS mudane Ayaanle Xassan Xaraare

17/05/2026

Hadal-jeedinta Guddoomiyaha Jaamacadda Daha International University faraceeda Gaalkacyo-Puntland Mudane Ahmed Mohamed Isse.

Gudoomiyaha ayaa ardayda kula dardaarmay inay sii wadaan dedaalkooda waxbarasho.

17/05/2026

Odhaahda Kormeere Maxamed Xaaji Garweyne ee xafladda qalinjabinta ardayda 8aad iyo Form Four ee dugsiga Ramadan College For Eighteen Plus

Photos from Ramadan College For Eighteen Plus's post 15/05/2026

#3


Photos from Ramadan College For Eighteen Plus's post 15/05/2026

Sawirro #2


Photos from Ramadan College For Eighteen Plus's post 15/05/2026

Sawirro #1
Xafladda qalinjabinta dufcaddii 3aad ee fasalka 8aad iyo dufcadda 1aad ee Fasalka 12aad ee dugsiga Ramadan College For Eighteen Plus .

24/01/2026

πŸŽ“πŸŒ INTERNATIONAL EDUCATION DAY πŸŒπŸŽ“

Maanta waxaan si sharaf iyo farxad leh u xusaynaa Maalinta Waxbarashada Dunida.
πŸ“š Waxbarashadu waa furaha horumarka,
🧠 waa iftiinka maskaxda,
🌱 waa jidka mustaqbalka wanaagsan.
✨ β€œDedaala, waxbarta, naftiinna dhisa, waad guulaysan doontaane.”
Hambalyo dhammaan ardayda, macallimiinta, iyo waalidiinta qiimaha badan.
Aan sii wadno dhisidda jiil aqoon leh, anshax leh, kuna adeega bulshada iyo dalka. πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ“–



Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Garsoor
Gaalkacyo