EAU-Garowe Student's Development Org.

EAU-Garowe Student's Development Org.

Share

This is the official page of student union at East Africa University Garoowe campus. Home of knowle

Photos from EAU-Garowe Student's Development Org.'s post 12/06/2026

Munaasabadda Qallinjebinta Dufcadii 14aad ee Dugsiga Sare ee Nugaal ayaa ka qabsoontay Hoolka East Africa University-Garowe , Ururka Ardeyda JBA -Garowe oo ugu horeeyo Madaxweynaha Ururka Ardeyda JBA -Garowe Mudane Abdulqadir Hasan Qarandoon ayaa hambalyo iyo Duco u direya Ardeyda .

DHAMMAAD
_____________

EAUSDO OFFICE
E-mail: [email protected]
Garowe -Puntland Somalia

30/05/2026

Bahwaynta EAU-Garowe Student's Development Org., oo ugu Horeeyo Madaxweynaha Ururka Ardeyda JBA-GAROWE Mudane Abdulqadir Hasan Qarandoon waxay nasiib wacan iyo guul u rajaynayaan dhammaan ardayda maanta u fariisatay imtixaanka shahaadiga ah. Eebbe ha idiin fududeeyo imtixaanka.



#2026

26/05/2026

Madaxweynaha Ururka Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika Garowe, Mr Abdulqadir Hasan Qarandoon , ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Puntland.

Madaxweynuhu waxa uu si gaar ah ugu hambalyeeyay dhammaan ardayda Jaamacadda Bariga Afrika Garowe Munaasabadda Ciidda awgeed, isagoo u rajeeyay ciid farxad leh oo nabdoon.

“Ciid Wanaagsan Dhammaan Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika Garowe”

Xafiiska Warfaafinta – Ururka Ardayda Jaamacadda Bariga Africa Garowe

16/05/2026

Kalmadda Ustàad Khaalid Abdicasis oo ka mid ah bahda Amal Real Estate uu ka jeediyey TARTANKA ORODKA (MARATHONE) EE ARDEYDA JAMAACADDA BARIGA AFRICA-GAROWE.

16/05/2026

Kalmadda Madaxweynaha Ururka Ardeyda JBA-GAROWE Mudane Abdulqadir Hasan Qarandoon uu ka jeediyey TARTANKA ORODKA (MARATHONE) EE ARDEYDA JAMAACADDA BARIGA AFRICA-GAROWE.

16/05/2026

Kalmadda Xoghayaha Dowlada Hoose Mudane Abdalle Mohamed Abdalle uu ka jeediyey TARTANKA ORODKA (MARATHONE) EE ARDEYDA JAMAACADDA BARIGA AFRICA-GAROWE.

Photos from EAU-Garowe Student's Development Org.'s post 16/05/2026

Waxaa si guul leh kusoo gabagaboobay Galabnimadii Jumca 15/May)2026.
Tartankii Orodka (Marathon) ee Ardayda Jaamacadda Bariga Africa Garowe.
Tartanka waxaa soo qaban-qaabiyay Wasaadrada Ciyaaraha iyo Isdhexgal Ururka Ardeyda JBA-GAROWE.
Tartankan oo ujeedkiisu ahaa dhiirrigelinta caafimaadka, isdhexgalka ardayda, iyo kobcinta hibada ciyaaraha ayaa ku dhammaaday jawi aad u qurux badan oo ay ka muuqato farxad iyo tartan wanaagsan.
Sidoo kale waxa farxad oo ahayd in aan xuseynay 15MAY oo ah XUSKA MAALINTA DHALLINYARADA SOOMAALIYED.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa East Africa University-Garowe iyo Shirkadda Amal Real Estate oo garab istaag iyo taageero weyn ka geysatay qabsoomidda tartankan.

Ugu dambayn, waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan ardaydii ka qeyb gashay tartanka iyo kuwii ku guuleystay.




16/05/2026

Kalmadda Gudoomiye Ku xigeenka East Africa University-Garowe Xiritaanka TODOBAADKA TARTANKA Hibo Iyo Hal-abuur EE JAAMACADDA BARIGA AFRICA-GAROWE.

16/05/2026

Kalmadda Program Coordinator Of ILS Marwo Rahmo Said ay ka jeedisay Xiritaanka TODOBAADKA TARTANKA Hibo Iyo Hal-abuur EE JAAMACADDA BARIGA AFRICA-GAROWE.

15/05/2026

Kalmada Wasiir ku xigeen hormarinta haweeenka iyo arimaha qoyska Marwo faaiso Ali ay ka jeedisay Xiritaanka TODOBAAdKA TARTANKA HIBO Iyo Hal-abuur EE JAAMACADDA BARIGA AFRICA-GAROWE.

Want your school to be the top-listed School/college in Garoowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Garoowe