13/05/2026
✨ BISHAARO FARXAD LEH! ✨
Xirfado aad ku horumarin karto naftaada iyo mustaqbalkaaga ayaa hadda diyaar kuu ah! 💡
Xarunta Ogaal waxay kuu keentay fursad dahabi ah oo aad ku baran karto xirfado gacanta iyo hal-abuurka ku dhisan:
🧵 Xirfada Crochet (Dunta)
🤍 Concret / Nashqadeyn
🌸 Ubax Sameynta
🏡 Decoration Guriyaha
💄 Make Up
🎯 Haddii aad rabto inaad xirfad barato, naftaada horumariso, ama xitaa ganacsi ka sameysato — tani waa bilowga saxda ah.
📅 Furitaanka: 1/6/2026
📍 Goobta: Qardho
🚀 Ha seegin fursaddan — boosaska waa xadidan yihiin!
Isdiiwaangeli maanta, berrina waxaad noqon kartaa qof xirfad leh.
💛 Ogaal – Hal-abuurkaagu waa hantidaada.
https://chat.whatsapp.com/BnklV7bx6d8FKvp1H8neBa?mode=gi_
link raac oo kala soco xirfadaha ama la xiriir 0907736696
17/04/2026
🧶 OGAAL TRAINING CENTER
Ogaal Training Center waxay bixinaysaa tababar xirfadeed oo Crochet (tolidda dunka).
Crochet waa xirfad gacmeed lagu sameeyo dhar iyo agab kala duwan sida koofiyado, shalmado, bacaha iyo alaabooyin kale oo qurux badan, iyadoo la adeegsanayo dun iyo hook. Waa xirfad isku daraysa hal-abuur, dulqaad iyo fursad dhaqaale.
🎯 Faa’iidooyinka:
• Barashada xirfad suuq leh
• Fursad aad ku bilaabi karto ganacsi yar
• Kobcinta hal-abuurka iyo xirfadaha gacanta
• Yaraynta stress-ka iyo nasinta maskaxda
📚 Waxa lagu baran doono:
• Aasaaska crochet (hook & yarn)
• Stitches-ka muhiimka ah
• Naqshado fudud
• Sameynta alaabooyin la iibin karo
📅 Taariikhda: 1/5/2026
📍 Goobta: Hall A-H
📞 La xiriir: 0907736696
Is diiwaangeli maanta oo bilow xirfad cusub!
https://chat.whatsapp.com/BnklV7bx6d8FKvp1H8neBa?mode=gi_t
31/03/2026
Ogaal Training Center oo kaashanaysa Green Hope University Qardho ayaa ardayda u qaban doonta tababar cinwaankiisu yahay:
Youth Personal & Professional Growth Program
Tababarkan waxaa loogu talagalay in lagu horumariyo xirfadaha shaqsiyadeed iyo kuwa xirfadeed ee ardayda, si ay ugu diyaar garoobaan mustaqbal waxbarasho iyo mid shaqo.
Waxaad ku baran doontaa:
🌱 Personal Development (Horumarka Shaqsiga)
✅ Kalsooni dhisid & is-aaminaad
✅ Maareynta shucuurta (Emotional Intelligence)
✅ Isbarasho & ogaanshaha awoodahaaga
✅ Ka gudbidda cabsida iyo walbahaarka
✅ Hadaf dejin & dhiirrigelin nafeed
✅ Maareynta waqtiga & isku dheellitir nolol iyo shaqo
💼 Professional Development (Horumarka Xirfadeed)
✅ Hadal & soo bandhigid xirfad leh (Public Speaking & Presentation Skills)
✅ Xirfadaha isgaarsiinta (Communication Skills)
✅ Hoggaamin & go’aan qaadasho
✅ CV Writing & Interview Skills
✅ Anshaxa shaqada & xirfadaha goobta shaqada
✅ Qorsheynta horumarka xirfadda (Career Planning)
✨ Tababarkani wuxuu kaa caawinayaa inaad noqoto dhalinyaro kalsooni leh, xirfad sare leh, kana muuqata bulshadeeda iyo mustaqbalkeeda shaqo.
https://chat.whatsapp.com/HSnGAjSpCwvHjVplMX0OkY?mode=gi_t
Link hoose raac oo iska diwangeli
22/03/2026
📢 Fursad Muhiim ah oo Horumarineed!
Ma rabtaa inaad noqoto xirfadle caafimaad oo leh anshax sare iyo xiriir wanaagsan oo bukaanada ah?
🎓 Ogaal forum qaybteedii Tababarada, Ogaal Training Center waxa uu kuu diyaariyey tababar muhiim ah oo ku saabsan:
Patient Care Ethics & Communication
Tababarkan waxaad ku baran doontaa:
✔️ Fahamka saxda ah ee anshaxa daryeelka bukaanka
✔️ Sida loo dhiso kalsooni iyo xiriir wanaagsan oo lala yeesho bukaanka
✔️ Xiriirka xirfadeed ee u dhexeeya shaqaalaha caafimaadka
✔️ Sida loo maareeyo xaaladaha adag iyo cabashooyinka bukaanka
💡 Tababarkan wuxuu kaa caawinayaa inaad noqoto qof leh xirfad iyo dabeecad shaqo oo heer sare ah — taas oo si toos ah u saameyn doonta mustaqbalkaaga xirfadeed.
📍 Goobta: Bossaso bisha Cas qaybta labaad
📅 Taariikhda: 03 April 2026
⏰ Waqtiga: 4:00 PM
📞 Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
0907736696 | 0906102278
👉 Ha seegin fursadan qiimaha leh — boosaska waa kooban yihiin!
https://chat.whatsapp.com/BRpUvI1zIhiA5Ttq3quL4I?mode=gi_t link hoose raac
18/02/2026
🌟 Youth Personal & Professional Growth Program – Phase 2 (Online)
Horumarinta Dhallinyarada – Nolol & Xirfadba
👉 Ogaal Forum waxa ay bilaabaysaa Wajiga 2aad (Phase 2) ee tababarkan, kaas oo si online ah u qabsoomaya. Waxaa loogu talagalay dhallinyarada doonaya inay sii xoojiyaan horumarkooda shaqsiyeed iyo xirfadeed.
📌 Waxaad ku baran doontaa:
🌱 Personal Development (Horumarka Shaqsiga)
✅ Dhisidda kalsoonida iyo is-aaminaadda
✅ Maareynta shucuurta
✅ Dejinta hadafyo cad iyo dhiirrigelin
✅ Maareynta waqtiga
💼 Professional Development (Horumarka Xirfadeed)
✅ Public Speaking & Presentation Skills
✅ Xirfadaha isgaarsiinta
✅ Hoggaamin iyo go’aan qaadasho
✅ CV Writing & Interview Skills
✅ Qorsheynta mustaqbalka xirfadda
✨ Wajigan labaad wuxuu diiradda saarayaa ku-dhaqanka aqoonta iyo xoojinta xirfadaha si aad ugu diyaargarowdo heer sare oo horumar ah. Link hoose ku biir https://chat.whatsapp.com/Ca2PlKtulsIAvbzSZyzjrV?mode=gi_t
01/02/2026
Maanta ayaa si rasmi ah noogu soo dhammaaday tababar socday muddo asbuuc ah oo ay Madasha Ogaal si gaar ah ugu qabatay haweenka oo cinwankiisu ahaa Women’s Personal and Professional Growth Program. Tababarkan ayaa diiradda lagu saaray horumarinta nafta, kobcinta xirfadaha shaqsiyeed iyo kuwa xirfadeed ee haweenka.
Tababarka waxaa si toos ah uga faa’iideystay 60 hablood, kuwaas oo ka kala socday jaamacadaha kala duwan ee magaalada Boosaaso, iyagoo helay aqoon, waayo-aragnimo iyo dhiirrigelin ku saabsan horumarinta kartidooda iyo mustaqbalkooda.
✨ Kordhi Aqoontaada!
Iska diiwaangeli tababarada soo socda ee ay qaban doonto Madasha Ogaal, si aad u hesho fursado horumarineed oo cusub.
21/01/2026
🌟 Youth Personal & Professional Growth Program
Horumarinta Dhallinyarada – Nolol & Xirfadba
👉 Ogaal Forum waxa ay idinla wadaagaysaa tababar gaar ah oo loogu talagalay dhallinyarada doonaya inay horumariyaan naftooda, xirfaddooda iyo hoggaamintooda.
📌 Waxaad ku baran doontaa:
🌱 Personal Development (Horumarka Shaqsiga)
✅ Kalsooni dhisid & is-aaminaad
✅ Maareynta shucuurta (Emotional Intelligence)
✅ Isbarasho & ogaanshaha awoodahaaga
✅ Ka gudbidda cabsida iyo walbahaarka
✅ Hadaf dejin & dhiirrigelin nafeed
✅ Maareynta waqtiga & isku dheellitir nolol iyo shaqo
💼 Professional Development (Horumarka Xirfadeed)
✅ Hadal & soo bandhigid xirfad leh (Public Speaking & Presentation Skills)
✅ Xirfadaha isgaarsiinta (Communication Skills)
✅ Hoggaamin & go’aan qaadasho
✅ CV Writing & Interview Skills
✅ Anshaxa shaqada & xirfadaha goobta shaqada
✅ Qorsheynta horumarka xirfadda (Career Planning)
✨ Tababarkani wuxuu kaa caawinayaa inaad noqoto dhalinyaro kalsooni leh, xirfad sare leh, kana muuqata bulshadeeda iyo mustaqbalkeeda shaqo. https://chat.whatsapp.com/FJd8UGwVAfOEwNCNcSLBcD