21/06/2026
Puntland aviation college 🎓
Galkacyo campus
Mid semester exam Pics
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Puntland Aviation College, Aviation school, Olympic Mall Area, Garowe.
The Puntland Aviation Collage is a private higher education institution, established in April 2022 by a group of entrepreneurs and professional aviators with a passion for flying,
21/06/2026
Puntland aviation college 🎓
Galkacyo campus
Mid semester exam Pics
Puntland aviation college 🎓
New June intake 2026
For more information 5629600
Enrol now
Maalintii 1aad ee Tababarka Aviation Securtiy.
Tababarkaan waxaa ka faa'ideysanaya in kabadan 30 Arday, kuwaas oo iskugu jira Ardayda Jaamacaddaha iyo Qaar kamid ah Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garowe.
13/06/2026
Maalintii 1aad ee Tababarka Aviation Securtiy.
Tababarkaan waxaa ka faa'ideysanaya in kabadan 30 Arday, kuwaas oo iskugu jira Ardayda Jaamacaddaha iyo Qaar kamid ah Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garowe.
09/06/2026
Puntland aviation college Garowe
Training: aviation security awareness
Duration: 5 days
Certificate: ✅
Seats are limited
Enrol now
For more information 5629600
Ogaysiis📢
Machadka Barashada Duulimaadyada Rayidka ah ee Puntland Aviation College wuxuu Bahda Waxbarashada jecel ku wargelinayaa inuu Machadku qaadanayo Arday Cusub Bishaan June 2026 ✈️🛬.
Waana Dufcadii 4aad ee uu Machadku qaadanayo, horay waxaa uga Qalinjabiyey Saddex Dufcadood.
Machadku wuxu Xarumo ku leeyahay Magaalooyinka Garowe, Boosaaso iyo Gaalkacyo.
Kala xiriir 0905629600
08/06/2026
Puntland Aviation College waxa uu bulshada la wadaagaya inuu bixinayo waxbarashada (scholarships) oo ay ka faaiideysan karaan ardayda danaysa xirfadaha rayidka ah ✈️🇸🇱🇸🇴
Aqoonta maanta waa Furaha Noloshaada .
▪︎ Duulista iyo Maaraynta Diyaaradaha.
▪︎ Maaraynta socodka Cirka.
▪︎ Maamulka iyo hogaaminta Duulista.
▪︎ Adeega iyo badbaadadda Rakaabka.
▪︎ Amniga garoonka iyo Duulista.
Xaruntu waxay ku Taalaa Garowe Dhabarka Dambe ee Shirkada ,Xaafada kowda Laamiga Ali Hayaan Erea.
Mahadsanidiin
Wixii faah faahina kala xiriir ➡️ 0905629600
04/06/2026
Garoowe:Machadka Puntland Aviation College ayaa Galabta si rasmi ah ugu bilaabay Casharadii Fasalada Ardayda Cusub ee Machadku Dhwaanta Qaatay .
Ardaydan Cusub ayaana isugu jira Diploma iyo Certificate waxaana lagu bari doonaa Mudadooda waxbarasho hanaan Waxbarasho oo diyaarsan isuguna Jira Casharo Classka ah iyo kuwa Practical ah oo dhammaantood si jadwalaysan usocon doona.
Maamulka Machadka Puntland Aviation College iyo Macallimiintiisa kala duwan ayaana wada jir ugu Soo dhaweeyay Ardaydaani Xarunta dhexe ee Machadka oo ku taala magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland.
Puntland Aviation College ayaa Soo saaray Mudadii uu Jiray Arday kala duwan oo si casri ah loobaray Qaybaha kala duwan ee Cilmiga Aviationka.