Al-Muntada Burtinle Secondary School

Al-Muntada Burtinle Secondary School

Share

kusoo dhawow page-ka Rasmiga ah ee Dugsiga sare ee Al-Muntada Burtinle

05/06/2026


bare kamid ah howlwadeenada Xarunta Al-Muntada Burtinle Secondary School ee uu kasocday imtixaanka shahaadiga ah ee puntland oo kahadlay soo idlaashada imtixaanka iyo qaabka uu usoo dhamaaday

05/06/2026


kelmadii maamulaha Al-Muntada Burtinle Secondary School oo ee soo idlaashada imtixaanka shahaadiga ah ee puntland

05/06/2026


arday kamid ah ardayda sanadkaan kaqalinjabisay Al-Muntada Burtinle Secondary School oo kahadlay dareenkiisa .

Photos from Al-Muntada Burtinle Secondary School's post 05/06/2026


Soo gabagaboobida imtixaanka shahaadiga ah ee puntland ee xarunta Al-Muntada Burtinle Secondary School .

30/05/2026



Qeybo kamid ah Ardayda kugalaysa imtixaanka xarunta Al-Muntada Burtinle Secondary School oo kahadlay dareenkooda ku aadin bilaabashada imtixaanka shahaadiga ah ee puntland .

Photos from Al-Muntada Burtinle Secondary School's post 30/05/2026


Daahfurka imtixaanka shahaadiga ah ee puntland ee xarunta Al-Muntada Burtinle Secondary School

29/05/2026



Kelmaddii isuduwaha Mudane ee xafladda ducada iyo sagootinka Ardayda fasalka Afraad ee dugsiga sare sanad dugsiyeedka 2025/2026 .

Al-Muntada Burtinle Secondary School
Hoyga Aqoonta iyo Akhlaaqda

29/05/2026



Kelmaddii gudoomiye kuxigeenka Jaamacadda ee xafladda ducada iyo sagootinka Ardayda fasalka Afraad ee dugsiga sare sanad dugsiyeedka 2025/2026 .

Al-Muntada Burtinle Secondary School
Hoyga Aqoonta iyo Akhlaaqda

Photos from Al-Muntada Burtinle Secondary School's post 25/05/2026

Waxaa si heer sare ah u qabsoontay xaflad isugu jirtay Alla-bari iyo Sagootin loo sameeyay ardayda fasalka Form Four-ka ee dugsiga sare. Xafladda ayaa ahayd mid si qurux badan loo agaasimay, waxaana kasoo qeyb galay masuuliyiin kala duwan oo ay kamid ahaayeen culimada waawayn ee Puntland,madax kasocotay salaam Bank , xildhibaano, maamulka dugsiga, macalimiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Masuuliyiintii ka hadlay munaasabadda ayaa ardayda kula dardaarmay dadaal, akhlaaq wanaagsan iyo inay sii wataan waxbarashadooda, iyagoo u rajeeyay mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn. Sidoo kale waxaa munaasabadda lagu soo bandhigay qudbado, dhiirrigelin iyo barnaamijyo kala duwan oo kor u qaaday qiimaha iyo bilicda xafladda.
Ugu dambeyn, maamulka dugsiga ayaa uga mahadceliyay dhammaan marti sharaftii iyo bulshada kasoo qeyb gashay taageerada iyo garab istaagga ay mar walba la garab taagan yihiin horumarka waxbarashada.

20/05/2026

Fariin si gaar ah ugu socota fasallada Form Two ga .

Want your school to be the top-listed School/college in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Al-Muntada_Burtinle
Garowe

Opening Hours

Monday 05:00 - 17:00
Tuesday 05:00 - 17:00
Wednesday 05:00 - 17:00
Thursday 05:00 - 17:00
Saturday 05:00 - 17:00
Sunday 05:00 - 17:00