18/06/2026
SAWIRO: SABOOTINTII FASALADA AFRAAD 2025/2026
Page-Kani Waa Ka Kaliya Ee Ay Ku Kulmaan Dhamaan Ardayda Dhigata Dugsiga Sare Ee Qalax Iyo Intii Ka Qalin Jabisay Ee Daafaha Dunida Ku Kala Maqan Welcome .
https://www.facebook.com/qalaxsecondary?mibextid=ZbWKwL Laagbarako village gabiley somaliland
18/06/2026
SAWIRO: SABOOTINTII FASALADA AFRAAD 2025/2026
17/06/2026
Muuqaal: Xuskii 18kamay
18/05/2026
Sawiro: xuskii maanta 18may
17/05/2026
HAPPY 18 MAY
Diyaar garawgii dugsiga 18 may. Wariye c.salaan Bade
Maamule amran iyo hablihii dugsiga Qalax Secondary School
Muqal koban: diyar garawga 18may iyo gudiga heer gobol.
02/05/2026
Maamulka iyo macalimiintu waxay u ducaynayaan MABSUUD C.KARIIN oo ka mid ah ardayda dugsiga oo shilkii xaley ku dhaawacantey in illahay caafimaad deg deg siiyo iyo sidoo kale walaalkeed MUBAARIK C.KARIIN oo isaguna shilkaa ku geeeyoodey in illahay u naxariisto janooyinkiisana ka waraabiyo ehelkana samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin.....aamiin
21/04/2026
Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Axmednaaji Cisman Cabdi, Abdalla Murshid, رضوان محمد عثمان, Xasan Cali Cabdi Dacar, Ali Nor Mohamed Aysaa, Cawaale Muxumed