Yool Skills

Yool Skills

Share

"ONE SKILL CAN CHANGE YOUR LIFE"
☎️063 3049570 🎯 063 4839713
☎️511120 kuna Taalla Geeska Africa Qeybteeda Hargeisa,Somaliland.

Yool Skills Waa Xarun Calamiya oo Bixisa Xirfadaha Gacanta Qeybahooda kala gaddisan.

Photos from Yool Skills's post 09/06/2026

Xirfadahan ayaa kugu Diyarsan Kuliyadda YOOLsan Skills Bishan
✅Barashada Full Decoration-ka
✅Barashada Make upka
✅Barashada Xinnaha.
✅Barashada Cakes & Sweets-ka.
:Tirada ardeydu wey kooban tahay Ee Kafaaideysi wacan.
:- https://wa.me//+252633049570 Ama 63 4839713 Ama Lineka 511120

07/06/2026

waxa ka banaan ↗️BOOS SHAQO.
MACALIMAD TAQAAN CUNTO KARINTA & CAKE & SWEETS-KA.
:-
●-Waa in ay leedahay xirfad Buuxda oo ah Xirfada ay dhigayso.
●-Sida oo kale waa in ay ku soo shaqeysay Xirfaddan .
●Waa in ay ka Haysato Xirfada ay dhigayso.
●Waa in Ay Haysato Shahadoyinkedi wax-barasho Ee kale.
●-Waa in ay ledahay firaaqo .
●-Waa in ay ledahay ay Ardayda Wax ku fahansin Karto.
●-Waa in ay U dulqaadan Karto Culaysayada Shaqada Mararka Qaar.

👉 KEEN Cv gaaga XaruNta Yool Skills ku leedahay Hargeisa Ee kutaal Badhtanka Suuqa
📌Behind the Somaliland Restaurant.
-ka. :063-3049570
Ama soo_Wac Line-ka: 511120

21/05/2026

Ku hel #$15 Doller oo kaliya Bishii.
■Sido kale Bishan Gudaheeda Waxan Qaadanayna oo Lagu Baran doono Xirfadahan Hoos ku Xusan Kuwaas oo kala ah:-
✅Barashada Full Decoration-ka
✅Barashada Make upka
✅Barashada Xinnaha.
✅Barashada Cakes & Sweets-ka.
:Tirada ardeydu wey kooban tahay Ee Kafaaideysi wacan.
:- https://wa.me//+252633049570 Ama 63 4839713 Ama Lineka 511120.

18/05/2026

Dareenka Ardayad Nasteexo Muxumed iyo Farxadda 18may-ga.

Photos from Yool Skills's post 12/05/2026

-Al Ustaad iyo Marwadiisa Qaliga ah Marwo .
Alleh Reerkii Lagu Nastee lagu Nagaado haydinka DhiGo Amein.🥰🙏.

30/04/2026

BISHAN 8-deeda Malin Jimce ah Waxay Kuliyadda Xirfadaha Gacanta Ee YOOLsan Skills Kusoo Xuseysa Sanad Guurada 37aaad Ee qaranka JSL Dawga Sheikh Ee Kafaaideysi Wacan.
●LACAGTA :10 doller GO & BACK.
■MALINTA:JIMCE
■WAKHTIGA:6:30 Subaxnimo.

26/04/2026

"Dalkoo Mid ah,Dadkoo Mid ah" Happy 18may Shacabkayaga Somaliland.

:063 3049570 / 063 4839713 .

.

Photos from Yool Skills's post 29/03/2026

↗️Waa Kuu Muhiim inad Manta Go'an-sato inad kusoo Biirto Kuliyadda Xirfadaha Gacanta Yool Skills oo Bishan Sameysay -ki Aad jecleyden Hablo.

Ku hel #$15 Doller oo kaliya Bishii.
■Sido kale Bishan Gudaheeda Waxan Qaadanayna oo Lagu Baran doono Xirfadahan Hoos ku Xusan Kuwaas oo kala ah:-
✅Barashada Full Decoration-ka
✅Barashada Make upka
✅Barashada Xinnaha.
✅Barashada Cakes & Sweets-ka.
:Tirada ardeydu wey kooban tahay Ee Kafaaideysi wacan.
:- https://wa.me//+252633049570 Ama 63 4839713 Ama Lineka 511120.

26/03/2026

$ .
■Sido kale Bishan Gudaheeda Waxan Qaadanayna oo Lagu Baran doono Xirfadahan Hoos ku Xusan Kuwaas oo kala ah:-
✅Barashada Full Decoration-ka
✅Barashada Make upka
✅Barashada Xinnaha.
✅Barashada Timo Dhiska.
✅Barashada Cakes & Sweets-ka.
:Tirada ardeydu wey kooban tahay Ee Kafaaideysi wacan.
:- https://wa.me//+252633049570 Ama 63 4839713 Ama Lineka 511120

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Kasoo Horjeedka Dhanka Waqooyi Ee Istanka Basaska Idacada Iyo Sheeduhu Ka Baxaan
Hargeisa
252