Makka Quran Online

Makka Quran Online

Share

Ku baro quraanka adigoo gurigaaga jooga ama goobtaada shaqo hab online ah.

31/05/2026

đź“– MAKKA QUR'AAN ONLINE

Waxaan bishan qaadanaynaa arday cusub.

Maadooyinka la baranayo:
âś… Qur'aanka Kariimka ah
âś… Higaadda Af-Carabiga
âś… Tajwiidka
âś… Ducooyinka
âś… Axaadiista

🌍 Baro Qur'aanka meel kasta iyo wakhti kasta.

📞 Isdiiwaangeli hadda:
+252 63 6014491

24/05/2026

share

24/05/2026
Photos from Makka Quran Online's post 24/05/2026

|| Ka faa'idayso oo sii faafi👏❤👇.

20/05/2026

Alloow nagaarsii Maalinta Carafa oo kuwa laga xoraynaya naarta nagu dar….

19/05/2026

Marinka Q***Z, neefka ariga ah waxa lagu kala iibsadaa lacag u dhaxaysa $5,500 ilaa $7,500. Taariikhda bani’aadamka laguma xusuusto neef ari ah oo qiimihiisu heerkaas gaadho.
Go’doominta adag ee saaran marinka, burburka hantidii xoolaha, iyo kaabayaashii nolosha oo cadowgu baabi’iyey ayaa sababtay in neef ari ahi noqdo wax mucjiso u eg in la arko.
Xitaa udxiyadu waxay noqdeen wax aad u dhif ah in indhuhu qabtaan.

19/05/2026

🤲 Ducadan ku ducayso, siina faafi kheyrkana qayb ka noqo.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa