Simaam Secondary School

Simaam Secondary School

Share

Simaam Secondary School
location: jig jiga yar bariga Cosob mall ama galbeedka garoonka Baxsane..

09/05/2026

πŸŽ‰ HAMBALYO β€’ HAMBALYO β€’ HAMBALYO πŸŽ‰
🏫 Dugsiga SIMAAM SECONDARY SCHOOL
waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa
🌟 Mudane Yaxye Daahir Tukaale 🌟
oo si rasmi ah loogu magacaabay
πŸŽ“ Maamule Ku Xigeenka Dugsiga πŸŽ“
Waxaanu leenahay:
Alle ha kuu fududeeyo masuuliyadda cusub,
hana kaaga dhigo mid guul, horumar, iyo hufnaan ku dhamaata.
πŸ“š β€œHoggaan wanaagsan waa furaha horumarka iyo tayada waxbarashada.”
πŸ‘ Hambalyo iyo Guul Wacan!

Photos from Simaam Secondary School's post 09/03/2026

Simaam Secondary School
Imtixaanka billaha ah ee Mid-termka 2aad, oo si habsami leh uga socda dugsiga qaybihiisa kala duwan.

Dhammaan ardayda waxaanu u rajaynaynaa guul, Insha'Allaaah.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa
252