18/06/2026
๐ง๐ฒ๐น๐ฒ๐๐ผ๐บ ๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐บ๐ ๐ฝ๐ฟ๐ผ๐๐ฑ๐น๐ ๐ฐ๐ผ๐ป๐ด๐ฟ๐ฎ๐๐๐น๐ฎ๐๐ฒ๐ ๐ก๐ฎ๐ฑ๐ถ๐๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ณ๐ฒ๐ฒ๐ฐ ๐ผ๐ป ๐๐๐ฐ๐ฐ๐ฒ๐๐๐ณ๐๐น๐น๐ ๐ฎ๐ฐ๐ต๐ถ๐ฒ๐๐ถ๐ป๐ด ๐๐ต๐ฒ ๐๐ซ๐จ๐ฃ๐๐๐ญ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ (๐๐๐)ยฎ ๐๐๐ซ๐ญ๐ข๐๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง.
Nadia Ahmed
As an Authorized Pearson VUE Testing Center, Telesom Academy continues to empower professionals through globally recognized certifications and world-class examination services.
17/06/2026
๐ง๐ฒ๐น๐ฒ๐๐ผ๐บ ๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐บ๐ ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐๐ถ ๐ฟ๐ฎ๐๐บ๐ถ ๐ฎ๐ต ๐ ๐ฏ๐ถ๐น๐ผ๐๐ฑ๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ ๐ธ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ป ๐๐ฑ๐๐ฎ๐ป๐ฐ๐ฒ๐ฑ ๐ฃ๐ผ๐๐ฒ๐ฟ ๐๐.
Tababarkan waxaa loogu talagalay horumarinta xirfadaha falanqaynta xogta iyo adeegsiga awoodaha horumarsan ee Power BI si loo abuuro dashboards iyo warbixinno tayo sare leh oo taageera goโaan-qaadashada ku salaysan xog sax ah.
Tababarkan waxa ka faaโiidaysanaya shaqaalaha Telesom Group si ay u xoojiyaan awooddooda falanqaynta xogta una taageeraan goโaan-qaadasho xog ku salaysan.
14/06/2026
๐ง๐ฒ๐น๐ฒ๐๐ผ๐บ ๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐บ๐ ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐๐ถ ๐ด๐๐๐น ๐น๐ฒ๐ต ๐ ๐พ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ ๐ธ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ป ๐ฆ๐ฒ๐ฐ๐๐ฟ๐ถ๐๐ ๐ฆ๐ฒ๐น๐ณ-๐๐ฒ๐ณ๐ฒ๐ป๐๐ฒ.
Tababarkan oo loogu talagalay ciidamada amniga ee kala duwan ee Telesom Group ayaa diiradda lagu saaray kor u qaadista xirfadaha is-difaaca, wacyigelinta amniga, maaraynta xaaladaha degdegga ah, iyo hababka ugu wanaagsan ee ilaalinta badbaadada goobaha shaqada.
Ka qaybgalayaashu waxay heleen aqoon iyo xirfado wax ku ool ah oo ka caawinaya inay si hufan uga jawaabaan xaaladaha amni ee kala duwan, iyagoo xoojinaya badbaadada shaqaalaha, macaamiisha, iyo hantida shirkadda.
07/06/2026
๐ง๐ฒ๐น๐ฒ๐๐ผ๐บ ๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐บ๐ ๐ฝ๐ฟ๐ผ๐๐ฑ๐น๐ ๐ฐ๐ผ๐ป๐ด๐ฟ๐ฎ๐๐๐น๐ฎ๐๐ฒ๐ ๐๐ฎ๐ก๐ฌ๐ข๐ง ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐ผ๐ป ๐๐๐ฐ๐ฐ๐ฒ๐๐๐ณ๐๐น๐น๐ ๐ฎ๐ฐ๐ต๐ถ๐ฒ๐๐ถ๐ป๐ด ๐๐ต๐ฒ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ+ ๐๐๐ซ๐ญ๐ข๐๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง.
As an Authorized Pearson VUE Testing Center, Telesom Academy continues to empower professionals through globally recognized certifications and world-class examination services.
+
06/06/2026
๐ง๐ฒ๐น๐ฒ๐๐ผ๐บ ๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐บ๐ ๐ฝ๐ฟ๐ผ๐๐ฑ๐น๐ ๐ฐ๐ผ๐ป๐ด๐ฟ๐ฎ๐๐๐น๐ฎ๐๐ฒ๐ ๐๐๐๐ข๐๐๐ญ๐๐ก ๐๐๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐๐๐ค๐๐ซ๐ข๐ฒ๐ ๐๐๐๐ข๐ฐ๐๐ก๐๐๐ ๐ผ๐ป ๐๐๐ฐ๐ฐ๐ฒ๐๐๐ณ๐๐น๐น๐ ๐ฎ๐ฐ๐ต๐ถ๐ฒ๐๐ถ๐ป๐ด ๐๐ต๐ฒ ๐๐ข๐ฌ๐๐จ ๐๐๐ซ๐ญ๐ข๐๐ข๐๐ ๐๐๐ญ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค ๐๐ฌ๐ฌ๐จ๐๐ข๐๐ญ๐ (๐๐๐๐) ๐๐๐ซ๐ญ๐ข๐๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง.
As an Authorized Pearson VUE Testing Center, Telesom Academy continues to empower professionals through globally recognized certifications and world-class examination services.
04/06/2026
๐ง๐ฒ๐น๐ฒ๐๐ผ๐บ ๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐บ๐ ๐ฝ๐ฟ๐ผ๐๐ฑ๐น๐ ๐ฐ๐ผ๐ป๐ด๐ฟ๐ฎ๐๐๐น๐ฎ๐๐ฒ๐ ๐๐๐๐ข๐ค๐๐ง๐ข ๐๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐๐ข๐ง ๐ผ๐ป ๐๐๐ฐ๐ฐ๐ฒ๐๐๐ณ๐๐น๐น๐ ๐ฎ๐ฐ๐ต๐ถ๐ฒ๐๐ถ๐ป๐ด ๐๐ต๐ฒ ๐๐ซ๐จ๐ฃ๐๐๐ญ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ (๐๐๐)ยฎ ๐๐๐ซ๐ญ๐ข๐๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง.
Abdulqani Hussein
As an Authorized Pearson VUE Testing Center, Telesom Academy continues to empower professionals through globally recognized certifications and world-class examination services.
03/06/2026
๐ง๐ฒ๐น๐ฒ๐๐ผ๐บ ๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐บ๐ ๐ฝ๐ฟ๐ผ๐๐ฑ๐น๐ ๐ฐ๐ผ๐ป๐ด๐ฟ๐ฎ๐๐๐น๐ฎ๐๐ฒ๐ ๐๐ฌ๐๐ฆ๐ ๐๐๐ฆ๐๐ ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐ผ๐ป ๐๐๐ฐ๐ฐ๐ฒ๐๐๐ณ๐๐น๐น๐ ๐ฎ๐ฐ๐ต๐ถ๐ฒ๐๐ถ๐ป๐ด ๐๐ต๐ฒ ๐๐ข๐ฌ๐๐จ ๐๐๐ซ๐ญ๐ข๐๐ข๐๐ ๐๐๐ญ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค ๐๐ฌ๐ฌ๐จ๐๐ข๐๐ญ๐ (๐๐๐๐) ๐๐๐ซ๐ญ๐ข๐๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง.
As an Authorized Pearson VUE Testing Center, Telesom Academy continues to empower professionals through globally recognized certifications and world-class examination services.
30/05/2026
๐ง๐ฒ๐น๐ฒ๐๐ผ๐บ ๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐บ๐ ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐๐ถ ๐ด๐๐๐น ๐น๐ฒ๐ต ๐ ๐พ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฟ ๐ธ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ป ๐ฅ๐ฒ๐ฝ๐ผ๐ฟ๐ ๐ช๐ฟ๐ถ๐๐ถ๐ป๐ด.
Iyadoo diiradda lagu saaray horumarinta xirfadaha qorista warbixinnada xirfadeed, habaynta xogta, iyo diyaarinta warbixinno tayo sare leh oo taageera go'aan-qaadashada iyo hufnaanta shaqada.
Tababarkan waxa ka faaโiidaystay shaqaalaha Telesom Group, iyagoo kororsaday aqoon iyo xirfado wax ku ool ah oo la jaanqaadaya baahiyaha goobaha shaqo ee casriga ah.
26/05/2026
๐ ๐๐๐๐ ๐ ๐จ๐๐๐๐ฅ๐๐
Telesom Academy waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan Ardayda, Macallimiinta, bahda Academy-ga, iyo guud ahaan Ummadda Islaamka meel kasta oo ay dunida ka joogaan.
Rabbi ha innaga aqbalo camaladii suubbanaa ee aynu soo gudannay, caafimaad, barwaaqo, iyo nabadgelyona hana innagu gaadhsiiyo ciidan ciideeda kale.
25/05/2026
๐ง๐ฒ๐น๐ฒ๐๐ผ๐บ ๐๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐บ๐ ๐ฝ๐ฟ๐ผ๐๐ฑ๐น๐ ๐ฐ๐ผ๐ป๐ด๐ฟ๐ฎ๐๐๐น๐ฎ๐๐ฒ๐ ๐ฆ๐ฎ๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐ ๐ผ๐ต๐ฎ๐บ๐๐ฑ ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ธ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ป ๐ผ๐ป ๐๐๐ฐ๐ฐ๐ฒ๐๐๐ณ๐๐น๐น๐ ๐ฎ๐ฐ๐ต๐ถ๐ฒ๐๐ถ๐ป๐ด ๐๐ต๐ฒ ๐๐๐ฎ๐๐ฒ๐ถ ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฐ๐ผ๐บ ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐ณ๐ถ๐ฐ๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป.
As an Authorized Pearson VUE Testing Center, Telesom Academy continues to empower professionals through globally recognized certifications and world-class examination services.