Dugsiga H/Dhexe & Barbaarinta ee Gacma Dheere

Dugsiga H/Dhexe & Barbaarinta ee Gacma Dheere

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga H/Dhexe & Barbaarinta ee Gacma Dheere, School, Hargeisa.

19/04/2026
12/03/2026

Xaflada Ardaydii Guulleystay.

11/03/2026

Xafladda Abaal_marinta Ardayda Ee Saaka oo Arbaca ah.

11/03/2026

Xaflada Abaalmarinda Ardayda iyo macalimiinta Kulliyada.

17/01/2026

Maansha Allah Hambalyo Ubaxii qaranka Jamhuriyadda Somaliland. Dugsiga muj mohamed Xasan Aadam(Gacma_dheere).

16/12/2025

Salma Axmed Muuse ayaa soo bandhigtay sawir gacmeedyo dhanka ilaalinta deegaanka, kuwaas oo xambaarsan xog wacyigelineed oo mug leh.

16/12/2025

"Dooro Nolol Cagaaran"

Cabdinaasir Axmed Maxamed oo ka tirsan ardayda dugsiga hoose dhexe ee Gacmo-dheere ee magaalada Hargeysa ayaa maanta shirkii Isbeddelka Cimillada iyo manhajka ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ku soo bandhigay sawir gacmeedyo si farshaxan leh ay u soo naqshadeeyeen kuwaas oo ku saabsanaa fariimo ka hadlaya ilaalinta deegaanka iyo fayo-dhawrkiisa.

16/11/2025

Boqashadii wasiirka wasaarada waxbarashada iyo maayirka Caasimada ,Ag Arrimaha bulshada D.H.H.,Guddomiyaha degmada 26une,iyo guddomiyaha waxbarashada degmada Hargeida .waa u mahad celinaynaa ka maamul ahaan .

21/10/2025

Dugsiga Hoose dhexe iyo Bar_baarinta Ee Gacma_dheere.

19/10/2025

Daabuurka Subbaxdii.

17/10/2025

Dhammadka xafladii Ambassador.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Hargeisa