Dugsiga sh cali cismaan

Dugsiga sh cali cismaan

Share

ku soo dhawoow hoygii aqoonta oo laguugu diyaariyey macalimiin khibrad leh oo tababaran

18/09/2024

Beri oo ay bishu tahay 19/9/2024 ahna maalin khamiisa
Waxa lagu dhawaaqi doona natiijada imtixaamka shahaadiya ah ee fasalka 8aad iyo 12aad

Maamulka iyo macalimiinta dugsiga hoose dhexe ee sheekh cali cismaan ex riis waxay duco iyo natiijo farxad leh ugu ducaynayaan dhamaan ardayda sugaysa natiijada
Gaar ahaan ardayda dugsiga hoose dhexe ee sheekh cali cismaan in allah ku guuleeyo kana farxiyo

Guul insha allah dhamaan

Photos from Dugsiga sh cali cismaan's post 05/05/2024

Hambalyo hambalyo
Waxaan hambalyo iyo bogaadin udirayaa ardayda iyo macalimiinta Dugsiga sh cali cismaan
Oo tartan aqooneedki ay soo qaban qaabiyeen iyo maamulka ay kusoo guulaysteen ...

Ujeedada tartankan ayaa ahaa
Aqoon korodhsi
Isdhexgal
Iyo is barasho

Hambalyo hambalyo

Admin

28/10/2023


Maamulka iyo macalimiinta dugsiga hoose dhexe ee sheekh cali cismaan waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Ahun abwaan, qoraa ,macalin, dulmi diid ,mufakir,

Allah qabriga ha uwaasiciyo su.aaasha qabrigana ha ufudaydiyo
Samir iyo iimaan saadiqana allah hakasiiyo ehelkii iyo qaraabadiina iyo azxaabti gaar ahaan bahda waxbarasha iyo suugaanta

AHUN SICIID GAHAYR

Photos from Dugsiga sh cali cismaan's post 10/08/2023



Waxaan ugu horeyn mahadleh allah swt
Marlabaadka waxaan umahadcelinayayna
Gaar ahaan maayirka caasimada AHmed oo Dugsiga sh cali cismaan bilicdiisa iyo dhismihiisaba door muhiima ka qaatay .
Waxaaan kalo umahadcelinayaynaa cid walboo ka qayb qaadatay

Aad ayaad umahadsantihiin

28/06/2023

Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga sh cali cismaan waxay hambalyada farxada awgeed bulsha weynta reer somaliland la qaybsanayaan farxada maalinta ciidal adxada awgeed .
Waxaan leenahay Ciid mubaarak kullu caam wa antum bikhyr

16/06/2023

Beri oo sabti ah bishuna tahay 17/6/2023 waxaa dhamaan ardayda somaliland u fadhiisanayan imtixaamkii shahaadiga ahaa.

Waxaan ardayda dhamaan u rajeynaynaa guul iyo natiijo ay ku farxaan .
Gaar ahaan ardayda Dugsiga sh cali cismaan ee fasalka 8aad .
Guul Insha allah

06/06/2023

Dhamaan ardayda fasalka 8aad ee Dugsiga sh cali cismaan waxaan urajeynaya inay guul ka gaadhaan imtixaamka
Iyo dhamaan ardayda kale ee somaliland

Guul insha allah 🙏

Masuuliyiinta Waxbarashada ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee loo fadhiisanayo wakhtiga la galayo imtixaanka shahaadiga ah ee sanadka 2022 ilaa 2023, kaasi oo qabsoomi doona 17-June-2023 oo ku beegan Maalin Sabti ah.

Photos from Somaliland Climate Action Initiative's post 20/09/2022

The SOCIA team Hargeisa launched the preamble of the Campaign for our planet.🌍
and celebrated world day last 17th September Programme was held at Sheikh Ali Osman ( ) school.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargeisa