Dugsiyada Al-Maqfira

Dugsiyada Al-Maqfira

Share

1-Dug. Waxa uu gudbina Waxbarasho tayeysan.
2- Dug. Waxa uu ubadka ku barbaarinayaa Akhlaaqda Suuban.

10/06/2026

kalmaddii Furitaanka Macaahiidda Daarul Xadiis
Wasiirk ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta
sh Jamaal Xaamud Jaama

27/05/2026

عيدكم مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Photos from Dugsiyada Al-Maqfira's post 22/05/2026

koobkii waa laqaaday.
Waxa ka qabsoomay Koobka kubadda Cagta ee Dugsiyada Al maqfira garoonka pepsiga
kalkiisii 3aad.
waxa koobka furay maamulka guud ee dugsiyada,
Waxa iyana goob joog ahaa macalimiinta ay Arday doodu tar tamayeen.
Maamulka oo halkaa ka hadlay ayaa u mahad naqay dhamaan cid kasta oo gacan ka gaysatay
una hambalyeey Ardaydii koobk qaaday.
ugu danbeyn maamulka waxa uu sheefay hadafka loo qabto tar tan ciyaareedkan oo sannad walba dhaca
waxa uu yidhi waa dhiiri galin da'yarta lagu dhiiri galinaayo barashada quraanka kariimka.
Alle ayaa mahad leh.
Admin.

19/05/2026

Ogaysiis Muhiim ah.

18/05/2026
09/05/2026

Shirweynihii 3aad ee waalidiinta

29/04/2026

Waxa Bilaabmay Fasal cusub oo galin h**e ah oo KG ah (روضة القران) wax yaalaha fasalkani la gaarka yahay:
1-Da'da Ardayda la qaadayo oo ah mid isku dhaw 3 sano ilaa 7 sano.
2- Manhajka loo dhigaayo oo ka dhisaya Ardayga dhinacyo badan sida:
-Tarbiyada iyo Akhlaaqda suuban.
-Akhriska iyo Qoraalka Carabida.
-Akhriska iyo Qoraalka soomaliga.
-Xisaabta(123) (١٢٣)
- Ducooyinka iyo Adkaarta.
-xifdifa suuradaha gaagaaban.
3- Mada'daalooyin badan oo ku caawinaaya waxbarashada Aas-Aasiga ah.
haddaba waalidka waxa lagu wargalinayaa in ay ka faaiiidaystaan fursaddan qaaliga ah ee Dugsiyada Al-Maqfira ay bixinayso.
fiiro gaar ah:
wakhtiga diwaan galintu waa 2/05/2026 ilaa 10/05/2026.
nagala soo xidhiidh:
063-8222119||0634420729||0659224440.
Admin

18/04/2026

Dugsiyada Al-maqfira Waxa si rasmi ah loogu daray qeybta online ka ,qeybtan oo Aad heli karto wakhti kasta, Adiga oo gurigaaga iyo goobtaada shaqo jooga.
F.G.
Wixii faah faahin ah kala soo xidhiidh:
+252 638222119// +252 63 4420729

23/03/2026

Wargalin Muhiim ah.

Maamulka Dugsiyada Al.Maqfira waxay si rasmi ah u wargelinayaan waalidiinta, ardayda, macalimiinta iyo dhammaan hawl-wadeennada dugsiyada in maalinta berri oo Salaasa ah, taariikhduna tahay 24/03/2026, ay dib u bilaabmi doonto waxbarashadii.

Mahadsanidiin.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Hargeisa
Hargeisa