ALMIS COLLEGE

ALMIS COLLEGE

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ALMIS COLLEGE, Medical school, Road Number One Location Dabaqa Al Noor ka soo horjeedka masaajidka Xero-hadhuuda, Hargeisa.

ALMIS COLLEGE provides career training for some of the most in demand healthcare professions.

🌐 Website: www.almiscollege.com

📧 Email: [email protected]

📞 Phone: +252 634352306

18/05/2026

Happy 18-MAY JSL

17/05/2026

17/05/2026

Maalintani waa astaan muujinaysa geesinimo, midnimo iyo dib ula soo noqoshada qaranimada Somaliland.

🎉 Aynu si wadajir ah u xusno maalintan taariikhiga ah, una ilaashanno nabadda, wadajirka iyo horumarka dalkeenna.

🌟 Hambalyo Somaliland
🌟 Hambalyo 18 May

17/05/2026

HAMBALYO 18 MAY

🏫 ALMIS COLLEGE waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Somaliland munaasibadda qiimaha weyn leh ee 18 May – Maalinta Qarannimada Somaliland.

Maalintani waa astaan muujinaysa geesinimo, midnimo iyo dib ula soo noqoshada qaranimada Somaliland.

🎉 Aynu si wadajir ah u xusno maalintan taariikhiga ah, una ilaashanno nabadda, wadajirka iyo horumarka dalkeenna.

🌟 Hambalyo Somaliland
🌟 Hambalyo 18 May

17/05/2026

🎉📢 XAFLADDA 18 MAY – ALMIS COLLEGE

🏫 ALMIS COLLEGE waxay si sharaf leh ugu casuumaysaa dhammaan ardayda inay kasoo qayb galaan xafladda weyn ee munaasibadda 18 May – Maalinta Qarannimada Somaliland.

📍 Goobta: Sahan Books Hall
📅 Taariikh: 17/05/2026
⏰ Waqtiga: 5:00 PM Caawa

🎊 Aynu si wadajir ah ugu dabaaldegno maalintan qiimaha weyn leh ee qaran.

🌟 ALMIS COLLEGE
Halka lagu dhiso xirfadlayaasha caafimaadka

16/05/2026

Qanjida Candhuufta

14/05/2026

Bile

13/05/2026

🦷 📢 DENTAL ASSISTANT TRAINING PROGRAM

🏫 ALMIS COLLEGE – Hargeisa

ALMIS COLLEGE waxay si rasmi ah u daahfurtay Dental Assistant Training Program, oo loogu talagalay dhalinyarada iyo shaqaalaha caafimaadka ee doonaya inay bartaan xirfadaha kaaliyaha caafimaadka ilkaha.

📚 Waxyaabaha lagu baranayo:
✅ Dental Chair Assistance
✅ Infection Prevention & Sterilization
✅ Dental Instruments & Materials
✅ Patient Preparation & Care
✅ Oral Health Education
✅ Basic Dental Procedures Assistance

📅 Muddada Tababarka: 2 Bilood
📆 Maalmaha: Khamiis & Jimce
⏰ 2 Days per Week

🎓 Waxaa la siin doonaa Certificate dhammaadka tababarka.

📍 Goobta: ALMIS COLLEGE – Hargeisa

📲 Isdiiwaangelintu way socotaa hadda!
📞 La xiriir maamulka college-ka si aad booskaaga u xaqiijisato.

🌟 Ku soo biir ALMIS COLLEGE
Halka lagu dhiso xirfadlayaasha caafimaadka ee mustaqbalka.

12/05/2026

Maalinta caalamiga ah ee kalkaalisooyinka 12- May

09/05/2026

Hantavirus waa fayras ay badanaa faafiyaan jiirka iyo noocyada kale ee cayayaanka yar yar. Qofku wuxuu qaadi karaa marka uu neefsado hawada ay ku jiraan wasakhda ka timaadda kaadida, saxarada ama candhuufta jiirka.

● Calaamadaha
- Xumad
- Murqo xanuun
- Daal badan
- Madax xanuun
- Qufac iyo neef qabatin
- Mararka qaar matag iyo calool xanuun

Xanuunku wuxuu si gaar ah u saameyn karaa sambabada ama kelyaha.

● Sida looga hortago
- Ka fogow meelaha jiirku ku badan yahay
- Guryaha si fiican u nadiifi
- Cuntada si daboolan u kaydi
- Gacmaha dhaq markaad taabato meel wasakh ah
- Isticmaal maaskaro markaad nadiifinayso meelaha jiirku deganaa

●Daaweyn
Daawo gaar ah oo si toos ah u disha hantavirus ma jirto, laakiin qofka waxaa la siiyaa daryeel caafimaad sida oksijiin iyo taageero neefsasho haddii xaaladdu culus tahay. Qofka calaamadahan leh waa inuu degdeg u tagaa isbitaal.

08/05/2026

Jimce Kariim

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Road Number One Location Dabaqa Al Noor Ka Soo Horjeedka Masaajidka Xero-hadhuuda
Hargeisa