06/03/2026
Ka jawaab weydiintan ??
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Human International College, Medical school, Hargeisa Street 1, Hargeisa.
06/03/2026
Ka jawaab weydiintan ??
03/03/2026
*HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO*
Waxa maanta mar 3aad si habsami leh u dhacay tartan aqooneed kii Ramadanta ee kuliyadda barashada culuumta caafimaadka *HUMAN INTERNATIONAL COLLEGE*
Maanta waxa ay ahayd *maalin kii 3aad* iyo *wareegii 2aaad ,* waxa uu tartan xooggani dhex maray maanta labada Class ee kala ah *H1* iyo *H3.*
Tartan kan u dhexeeya labada Class ayaa waxa uu kusoo idlaaday hal wareeg waxaana lagu kala badiyay *3 derejjo.*
Guushu waxa ay sidaa ku raacday Class H3.
Hambalyo Class H3.
Waxaa sidoo kale xusid mudan in ay Class H1 ahaayeen qaar ad-adag oo abaabul kooduna fiicnaa , aqoon badina ka muuqatay balse " gari laba nin k**a wada qosliso " ayaa h**e loo yidhi.
Badiyaaba waa bahdeen.
▪︎ Dad qofkii wax kugu taray
▪︎ Daacad kuugu hagar baxay
▪︎ Kaaga doonay meel adag
▪︎ Wuxuu galay wax doorsada
▪︎ Si ka diirran ugu celi
▪︎ Hadduu diido waayuhu
▪︎ Noqo ruux ku dayn baxa
▪︎ Dibnaha iyo afkiisoo
▪︎ Duco ugu abaal guda.
U jeeddada ugu weyn tartan ka ayaa ahayd :
Aqoon is weydaarsi iyo is dhex gal ardayda dhexdooda ah.
MAHADSANIDIIN.
02/03/2026
Hambalyo H2 Oo Galabta ka guuleystay dhigooda H7, Tartan aqooneedki Ramadanta.
🎊 👏
01/03/2026
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
Waxa maanta si habsami leh u furmay tartan kii Ramadanta ee kuliyadda barashada culuumta caafimaadka HUMAN INTERNATIONAL COLLEGE
Maanta waxa ay ahayd maalin kii 1aad iyo wareegii 1aaad , waxa uu tartan xooggani dhex maray maanta labada Class ee kala ah H3 iyo H5.
Tartan kan u dhexeeya labada Class ayaa waxa uu maray laba wareeg.
Wareeggii 1aad waa lays mari waayay oo bar barro ayaa la noqday.
Wareeggii 2aad ayaa lagu kala badiyay 1 derejjo.
Guushu waxa ay sidaa ku raacday Class H3.
Hambalyo Class H3.
Waxaa sidoo kale xusid mudan in ay *Class H5* ahaayeen qaar ad-adag oo abaabul kooduna fiicnaa , aqoon badina ka muuqatay balse " *gari laba nin k**a wada qosliso* " ayaa h**e loo yidhi.
Badiyaaba waa bahdeen.
▪︎ Dad qofkii wax kugu taray
▪︎ Daacad kuugu hagar baxay
▪︎ Kaaga doonay meel adag
▪︎ Wuxuu galay wax doorsada
▪︎ Si ka diirran ugu celi
▪︎ Hadduu diido waayuhu
▪︎ Noqo ruux ku dayn baxa
▪︎ Dibnaha iyo afkiisoo
▪︎ Duco ugu abaal guda.
U jeeddada ugu weyn tartan ka ayaa ahayd :
Aqoon is weydaarsi iyo is dhex gal ardayda dhexdooda ah.
MAHADSANIDIIN.
28/02/2026
Beri waxa bilaabmi doona wareega kowaad ee tartan aqooneedka Ramadanta kaas oo ay ku tartami doonaan labada class ee kala ah
...... H3 Vs H5 .........