27/11/2025
Mar uun ma is waydiisay madal aad ka baadhid “Deeq-waxbarsho, Shir caalamiya, shaqooyin, tobbabaro aqooneed, shaqo carbin, maalgalin ganacsi” haday jawaabtaaddu tahay
✅Haa ➡️ Booqo www.somopportunity.com
FG: Fariin talleed noogu reeb qaybta faaladda ⬇️
Somopportunity
Connecting Somali youth with opportunities worldwide.
29/08/2025
Dhawaan waxaynu daah furi doonaa madal waxtar u yeelan doonta dhalinyarteena Soomaaliyeed, waxay madashani loogusoo bandhigi doonaa “Deeqaha waxbarashadda kuwooga ugu fiican, shirarka caalamiga ah kuwooga waxtarka iyo koboca aqooneed u leh dhalinyarteena, xirfaddaha kala duwan ee Onlineka laga heli karo, iyo dhamaan deeqaha maalgalinta ee fikraddaha ganacsiga”
Madashani waxakalooy bixin doontaa hagitaan “Mentoring” la xidhiidha dhanka (Qoritaanka cilmibaadhisyadda iwm oo ku saabsan mawduucyadda aqoon dhiska ‘Academic’)
Dhawaan waxa khadka soo geli doona websitekeena Somopportunity
20/08/2025
🎓 Mastercard Foundation Scholars – University of Edinburgh
Deadline: 31 October 2025
Funding Bilaabma: Barnaamijka 2026/27
✅ Faa’iidooyinka:-
✔ Deeq buuxda: tuition, stipend, hoy, safar, visa
✔ Fursado networking ah iyo barnaamij hogaamineed
📌 Shuruudaha:
✔ Dhalasho Sub-Saharan Africa (Somalia iyo Somaliland eligible)
✔ Da’da ≤35 sano
✔ Shahaado jaamacadeed oo ku habboon Master’s/Postgraduate Diploma
✔ Inaad leedahay taariikh hogaamineed iyo adeeg bulsho oo muuqda
✔ Waa inay ku haystaan caqabado waxbarasho (dhaqaale, bulsho, qaxooti iwm)
🔗 Link Rasmiga ah:
LinkedIn
This link will take you to a page that’s not on LinkedIn
20/08/2025
🚀 Fursad Dahabi ah oo loogu talagalay Dhalinyarada Soomaaliyeed!
🔊 Codsiga Mandela Washington Fellowship Alumni PDE 2026 waa furan yahay!
Funding Bilaabma: Barnaamijka 2026/27
✅ Faa’iidooyinka:
✔ Waa furan yahay hadda – Laga bilaabo 13-ka Agoosto 2025
✔ Xiritaanka codsiga: 3-da Sebtembar 2025, 11:59 EDT
✔ Habka barashada: Online (live + iskaa wax u baro)
📌 Shuruudaha:
✔ Waa inaad h**e uga qayb gashay Mandela Washington Fellowship (Alumni)
✔ Lama ogola kuwa h**e uga qayb galay PDE
✔ Kartida iyo xiisaha horumarinta xirfadahaaga shaqo
✔ Ka qaybgal buuxa ee barnaamijka online-ka ah
📅 Deadline: 3-da Sebtembar 2025, 11:59pm (EDT)
🌍 Habka barashada: Online (10–15 saacadood toddobaadkii)
🔗 Link Rasmiga ah:
LinkedIn
This link will take you to a page that’s not on LinkedIn
20/08/2025
ARES Belgium Government Scholarship 2026-27 (Fully Funded)
Faa’iidooyinka (Benefits):
• Waxbarasho buuxda (fully funded) oo loogu talagalay ardayda ka socota dalalka soo koraya.
• Heerarka la bixiyo: Bachelor’s, Master’s, iyo Training Courses (1–6 bilood).
• Lacag bil kasta oo kharashka nolosha lagu daboolo
• Tikidhada safarka iyo caymis caafimaad
• Kharashyada fiisaha iyo barnaamijyada kale ee la xiriira
Shuruudaha U-qalmitaanka (Eligibility):
• Waa in aad tahay Alumni ka tirsan Mandela Washington Fellowship (ama u dhigma shahaado jaamacadeed oo heer caalami ah)
• Ugu yaraan 2 sano oo khibrad xirfadeed ah
• Aqoonta luqadda barnaamijka lagu bixinayo (Ingiriisi)
Dalalka u qalma:
• Dalal badan oo Afrika, Aasiya, Latin America, iyo Bariga Dhexe ah, oo ay ku jiraan Soomaaliya, Kenya, Ethiopia, Uganda, Tanzania, Zimbabwe, Vietnam, iyo kuwo kale.
Deadline: 19 Sebtembar 2025
Codsiga:
LinkedIn
This link will take you to a page that’s not on LinkedIn
19/08/2025
🔔 Applications are open for 2025/26 Full Undergraduate Scholarships under the Mastercard Foundation Scholars Program at the University of Rwanda
📝 The Mastercard Foundation Scholars Program at the University of Rwanda is pleased to launch the call for application for Mastercard Foundation Scholarships at the University of Rwanda for the academic year 2025/2026. This scholarship opportunity is open to African students of all gender and regions with limited access to opportunities .
Apply Now :
LinkedIn
This link will take you to a page that’s not on LinkedIn
19/08/2025
National Chiao Tung University Scholarship in Taiwan 2026 (Fully Funded)
Apply now :
LinkedIn
This link will take you to a page that’s not on LinkedIn
19/08/2025
The fully funded Bachelors and Masters scholarship at the University of the Western Cape - 2026 is now open for application.
Name of scholarship: Mastercard Foundation
Scholarship.
What the Scholarship Covers
--> Full tuition fees
-> Pre-arrival support and orientation
-> On-campus accommodation
-> Monthly living stipend and meal allowance
-> Medical aid
-> Laptop and study materials allowance
Application steps:
1. Apply for university admission
2. Apply for the Mastercard Foundation Scholars
Program
Official Link: https://lnkd.in/daqXf7z9
mastercard-foundation-scholars-program
LinkedIn
This link will take you to a page that’s not on LinkedIn