Top Ten International School

Top Ten International School

Share

School Background 🏫
Top Ten International School is a modern school established for the betterment of future generations and Schooling System in Somaliland .

Contact us: +2520634034666, +2520633297098, +252 0639002139, +252 065-3297098.

Photos from Top Ten International School's post 13/06/2026

Waxa saaka oo Sabti ah 13 June, 2026. usoo dhamaaday ardayda dugsiga Top Ten International School imtixaankii Final Exam ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.

dhamaan Ardayda wax aanu u rajeynaynaa natiijo ka farxisa iyaga iyo waalidkoodaba.

09/06/2026

Top Ten International School
Ardayda Xufaadda ah ee qaybta Malcaamada dugsiga Top Ten International School oo Dalxiis iyo ciyaar ku soo qaatay Xarunta Kaah.

Photos from Top Ten International School's post 16/05/2026

SawiroQabtii : 2aad
Ardayda Madarasadda Top Ten International School
ayaa safar booqasho iyo dalxiis ah ku tagay xarunta ciyaaraha ee Kaah Play Ground.

Ujeedka safarkan waxa uu ahaa abaalmarin, dhiirigelin iyo madadaalo loo qorsheeyay qaar ka mid ah ardayda Madarasadda si kor loogu qaado dadaalkooda iyo kartidooda Xifdinta Qur'aanka Kariimka.

Bahda dugsiga Top Ten International School waxa ka go’an dhiirigelinta, kobcinta iyo horumarinta aqoonta, akhlaaqda ubadka Somaliland.

Photos from Top Ten International School's post 15/05/2026

Sawiro Qabta:1aad
u diyaar garowga safar gaaban oo dalxiis iyo ciyaar ah, oo loo saaray Ardayda Madarasadda Top Ten International School

05/05/2026
01/05/2026

Hambalyo dhammaan maamulka, shaqaalaha, macallimiinta iyo ardayda qiimaha-badan ee dugsiga Top Ten International School xuska maalinta loo asteeyey Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed. Waxaan idiin rajaynaynaa farxad iyo nasasho wanaagsan.

F.G: Waxa fasaxa maalinta oo ku beegan Jimce loo beddelay maalinta Sabtida ah, waxana shaqada iyo waxbarashada lagu soo noqon doonaa maalinta Axadda I.A.

28/04/2026

Top Ten International School
TarTanka aqooneedka Maan-Kaab yaa guuleysan doona beritoole insha Allaah. labada Fasal ee ku tartami doona.

Photos from Top Ten International School's post 27/04/2026

Sawiro Q.2aad
Top Ten International School
Xuska Maalinta Qaran ee Dhir-Beerista - 15 April 2026.

waxaan kula xusnay ardayda iskuulada Maalinta Qaranka ee Dhirbeerista, si loo muujiyo muhiimadda ay leedahay cagaarinta iyo ilaalinta deegaanka

Talaabooyinkani waxay dheerigelinaysaa kaalinta ay ardaydu ku leeyihiin dhir beerista, iyagoo baranaya doorka ay ka ciyaari karaan dhismaha mustaqbal cagaaran oo nadiif ah.

Tani waa tallaabo ka mid ah ajendaha qaran ee cagaarinta iyo dhirbeerista, taas oo dhiirrigelinaysa in la ilaaliyo deegaanka loona abuuro nolol waarta jiilasha soo socda

β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”-
National Tree Planting Day – 15 April 2026.

We celebrated National Tree Planting Day with our students. We wanted to show them how important it is to plant trees and protect the environment.

These activities help students understand their role in planting trees. They learn how they can help make the future clean and green.
This is part of a national plan to plant more trees and care for the environment. It helps create a better and healthier life for future generations.

Photos from Top Ten International School's post 19/04/2026

🌱 Dhireynta Dugsiga Top Ten International School 🌱
Saaka waxaan si qurux badan uga qayb qaadanay dhireynta iyo qurxinta dugsiga, Maamul, Macalimiin iyo Ardayba 🌿

🌍 Geed walba oo la beero waa mustaqbal cagaaran!

11/04/2026

Top Ten Intenational School
Ugu Kaalay Aqoon Hufan iyo Akhlaaleh

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Topteninternationalschool@gmail. Com
Hargeisa