I had a simple goal in life: to be true to my parents and our country as an honorable son, a caring brother, and a good citizen.
Al-jamaal Primary and KG School waxa uu kuyaalaa xaafada Sheikh Nuur ee dagmada Gacan Libaax, Dugsiga Aljamaal waxa uu ku caan baxay waxbarasho heerkeedu sareeyo oo ay dhigaan macalimiin utababaran maadooyinka ay gudbinayaan.
U adeegista bulshadu waa muhiim AKHRISTAHAA MAANTA WAA HOGAAMIYAHA BERI
Qawdhan college center waa madal lagu barto cilmiga computerka qaybihiisa kala duwan kuwaas oo runtii qofkii ka aflaxa anfici doonto intuu noolyahay insha allah