وَمَنْ أَحْسَنُ قَوْلًا مِمَّنْ دَعَا إِلَى اللَّهِ وَعَمِلَ صَالِحًا وَقَالَ إِنَّنِي مِنَ الْمُسلمن
Xalane college waxa uu ka mid yahay qaaybaha kala duwan Dugsiga xalane . Waxad ka helaysa waxbarasho
CPD waa xarun aad ka heleyso tababaro iyo koorsooyin muhiim ah
Markazu ramdaan Quran Online Waa Markaz aad ku baran doonto Higaada Xifdiga Quranka Ducooyinka Siirada Rasuulka SWC