Agaasimaha Guud ee Waxbarashada ahna Guddoomiyaha Guddiga Imtixaanka Qaranka Dr. Cabdullaahi Cabdi Cumar ayaa dardaaran iyo guubaabo u jeediyey Ardayda berri galeysa Imtixaanka Shahaadiga ee Faslka 12aad.
Elgula Primary & Secondary School
Serves the community at the sideof education
15/06/2026
AXAD, 14-06-2026
Guul , Natiijo Wacan iyo Kaalimo Sare inaad Imtixaanka ka heshaan ayaa idiin rajeynaynaa ardeyda qiimaha badan ee uu u billowday imtixaanka Fasalka 8.aad ee looga gudbayo waxbarashada Hoose/Dhexe. Gaar ahaan ardeyda imtixaanka ku galaysa Xarunta Imtixaanka loo asteeyey ee Elgula Primary & Secondary School ee Degmada Ceelguula.
📍 Racii 15.aad.
Ardeyda Qiimaha Badan ka fogaada Qishka.
07/06/2026
WAXAY AHAYD MUNAASABAD HEERKEEDU SARREEYO OO MAAMULKA DEGMADA , MAAMULAHA DUGSIGA ,MACALIMIINTA IYO WAALIDIINTUBA AY KALA QAYBGALEEN ARDEDA KA QALIN-JABINAYSA DUGSIGA SARE EE Elgula Primary & Secondary School KULAN DUCO, DHIIRRIGALIN , DARDAARAN IYO SAGOOTIN ISKU JIRAY.
GUUL.IYO NATIIJO WANAAGSAN AYAAN IDIIN RAJEYNAYNAA DHAMMAAN.
06/06/2026
Munaasabadda Qalin-jabinta iyo sagootinta ardeyda fasalka 12.aad sanad-2025-2026.
Waxaan idiin rajeynaynaa inaad natiito sare ka keentaaan Imtixaanka Qaranka ee idiin billaabandoona 20-06-2026.
Waxaan sidoo kale idiin rajeynaynaa inaad halganka waxbarashada halkaas ka sii waddaaan aadna noqotaaan kuwo diintooda , dalkooda iyo dadkoodaba waxtara.
fans
06/06/2026
Diyaar ma tihiin ardeyda qiimaha badan
23/05/2026
Diyaargarow wacan
23/05/2026
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Dowladda Galmudug, waxay ogaysiinaysaa Ardayda, Waalidiinta iyo Maamulada Dugsiyada, in Imtixaanka Fasallada aan Shahadiga ahayn uu bilaaban doono 6-da Juun kuna eg yahay 12-ka Juun 2026.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa
00252