MAMA KG And Primary School

MAMA KG And Primary School

Share

waa Goob waxbarasho oo loogu tallogallay in ardayda lagu baro Maadi iyo Diin si ay usoo baxaan dad ka dhisan Diin iyo Maadi .

waa Dugsi cusub oo kaga duwan dugsiyada kale xaga tirada ardayda fasalka fadhiya; xaga Tayada iyo xaga tarbiyeynta Caruurta.

14/06/2026

Fasax wanaagsan

06/06/2026

States of matter; solid; liquid and Gas.

31/05/2026

Presentation about Trade and Industries

26/05/2026

Ciid mubaarak illaahay sanadka sanadkiisa ha inagu gaadhsiiyo Bashbash iyo barwaaqo .

23/05/2026

Teaching PP1 students the etiquette of Islamic greetings

"Baridda ardayda PP1 hab-dhaqanka iyo anshaxa salaanta Islaamka."

22/05/2026

Jimicsiga iyo Ciyaaruhu waxay ubadka jeclaysiiyaan waxbarashada .
Inay arday ahaan wada ciyaaraanna waxay keenta saaxiibtinimo iyo in la wada jir wax u qabsan karaan.

21/05/2026

Haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo.
Wadaniyad iyo barbaarin

20/05/2026

Wadaniyad

20/05/2026
19/05/2026

Ubaxii mustaqbalka oo Somaliland ilaashanaya

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Jig Jiga Yar
Hargeisa