07/06/2026
Libaax/ Libaaxad:
π Koorsooyinka Hadda La Heli Karo:
β
Computer Basic Skills
β
AI Prompt Engineering
β
Desktop Fundamentals
β
English Basic Full Course
β
Graphic Design Full Course
β
Video Editing Course
β
Windows Formatting Course
β
Web Development Full Course
β
Digital Marketing Full Course
π₯ Casharradu waa duuban yihiin oo diyaar ayay kuu yihiin.
π Shahaado La Aqoonsan Yahay
π€ Taageero Joogto ah
π 483232 / 063 4854140
π www.tacliim.com π Tacliim Technology
"Baro Xirfad Maanta, Dhis Mustaqbalkaaga Berri."
07/06/2026
π¦ Libaax / Libaaxad,
Hal xirfad oo aad si qoto dheer u barato maanta, waxay noqon kartaa furaha guushaada berri. Dad badan waxay saacado badan ku qaataan taleefannada gacanta iyagoo aan wax faa'iido leh ka korodhsan. Adiguna waqtigaaga ka faa'iidayso oo ku maalgeli aqoon iyo xirfad kuu horseedi karta shaqo, ganacsi ama horumar nololeed.
Haddii aad doonayso inaad barato xirfado casri ah oo la jaanqaadaya baahiyaha suuqa shaqada gudaha iyo dibaddaba, isla markaana aad ka dhex muuqato dadka kale aqoon ahaan, Tacliim Technology waxay kuu diyaarisay madal E-Waxbarasho oo tayo sare leh.
Koorsooyinka http://www.tacliim.com waxaa loo habeeyey qaab fudud, kooban, af-Soomaali ah, isla markaana leh tusaalooyin wax ku ool ah oo qof kasta fahmi karo.
Waxaad wax ku baran kartaa meel kasta iyo waqti kasta adigoo jooga gurigaaga, goobta shaqada ama safar.
π Koorsooyinka Hadda La Heli Karo:
β
Computer Basic Skills
β
AI Prompt Engineering
β
Desktop Fundamentals
β
English Basic Full Course
β
Graphic Design Full Course
β
Video Editing Course
β
Windows Formatting Course
β
Web Development Full Course
β
Digital Marketing Full Course
π₯ Casharradu waa duuban yihiin oo diyaar ayay kuu yihiin.
π Shahaado La Aqoonsan Yahay
π€ Taageero Joogto ah
Xasuusnow: Haddii aadan maanta go'aan ka gaarin inaad barato wax cusub, sannad kasta wuxuu ku dhammaan doonaa adigoo weli ku riyoonaya halkii aad ka gaadhi lahayd yoolkaaga.
π 483232 / 063 4854140
π [www.tacliim.com](http://www.tacliim.com)
π Tacliim Technology
"Baro Xirfad Maanta, Dhis Mustaqbalkaaga Berri."
03/06/2026
Another success goal will coming soon.
Nala joog: Daah furkeena cusubππ’
Tacliim Technology | www.tacliim.com
01/06/2026
π GUUL CUSUB OO TACLIIM TECHNOLOGY GAADHAY! π
Waxaan si rasmi ah u daah-furnay Merchant Number-kayagii cusub ee ZAAD, si aan ugu fududeyno ardayda, macaamiisha, iyo dhammaan bulshada inay si sahlan ugu bixiyaan adeegyada Tacliim Technology.
β
Bixinta koorsooyinka online-ka ah
β
Adeegyada Web Design & Development
β
Graphic Design & Digital Solutions
β
Adeegyada Teknoolojiyadda Casriga ah
π± Merchant Number: 483232
Sidoo kale waxa jiri doona maalmaha soo socda adeeg kale oo muhiim ah aan daahfuri doono.
π www.tacliim.com Tacliim Technology
Tani waa tallaabo kale oo muhiim ah oo aan ku horumarinayno adeegyada waxbarashada iyo teknoolojiyadda ee bulshada Soomaaliyeed.
Mahadsanidiin kalsoonida aad nagu qabtaan. Guushan waa mid aynu wada leenahay. β€οΈ
31/05/2026
DAAH FURKA ADEEG CUSUB:πππ’
Dhawaan waxaan daah fureyna adeeg ku cusub kulliyada Tacliim Technology iyo Degelka Tacliim.com oo wax waynka badali doona guud ahaan iskuulka iyo tayada koorsooyin kaba.
Nala joog , si aad uga mid noqoto bahda injineerada mustaqbalka nala shaqeeya.
Hadaba maxaad naga filanaysa ?
31/05/2026
Kulliyada Tacliim Technology waxad baran karta koorsoyin ku anfaca oo ah xirfado itus oo itaabsii ah sida dhisida websites casri ah iyadoo la adeegsanayo tiknoolajiyadii ugu dambeysay aduunka la isticmaalo.
1- Web Development (HTML5 & CSS3 )
2- Digital Marketing Full Course + Shahaado
3- Prompting Engineering Course + Shahaado
4- Desktop Fundamentals Course + Shahaado
5- Word Document Full Course + Shahaado
6- English Basic Full Course + Shahaado
7- Graphic Designing Course + Shahaado
8- Video Editing (Capcut Pro ) + Shahaado
9- Windows Formatting Course + Shahaado
Dhamaan waa itus oo itaabsii ( Theory and Practical) Leh shahaado la aqoonsan yahay.
Booqo: www.tacliim.com | 65 4854140
27/05/2026
Tacliim Technology | www.tacliim.com waa kulliyad e-waxbarasho bixisa digital courses gaar ahaan ICT-ga kuna baxda afka somaliga, waxaad ka helaysa hada 9 koorso xirfadeed oo muhiim u ah qofkasta oo raba inuu dhiso aqoon xirfadeed ku haboon suuqa shaqada sida, Web development, Video editing, Graphic design, AI Prompting Engineering, English basic course, Desktop fundamentals and more.
Waxaad ka baran karta meel kasta , goob kasta iyo goor kasta madal E-learning Platform casri ah:
Booqo: www.tacliim.com ππ€³π₯
Ujeedkeena kowaad waa in dhalinyarta la baro xirfado ku haboon oo ah kuwa hada lagu shaqeeyo caalamka ee aan lagu baran jaamacadaha aduunka, Waxaad helaysa shahaado la aqoonsan yahay: Tacliim Technology π₯