Frantz Fanon University

Frantz Fanon University

Share

Welcome to Frantz Fanon University! Official page of Frantz Fanon University |
Education, Research & Innovation Somali Education

18/06/2026

๐Š๐จ๐จ๐ฑ ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ฌ๐š๐ง๐š๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง ayaa saaka ka qayb-gashay ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง-๐ค๐จ๐ซ๐จ๐๐ก๐ฌ๐ข ๐š๐ก oo uga furmay ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐๐๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐‰๐’๐‹.

Kulankan oo ah mid lagu kobcinayo aqoonta iyo waayo-aragnimada ardayda, ayaa waxa ay ku qaadan doonaan tababar ku saabsan xallinta khilaafaadka, hababka loo maareeyo murannada, iyo doorka muhiimka ah ee ay Wasaaradda Caddaaladdu ka qaadato hirgelinta caddaaladda, ilaalinta sharciga, iyo adeegyada ay u qabato dowladda iyo bulshada.

Barnaamijkan aqoon-korodhsiga ah ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo xidhiidhka ka dhexeeya waxbarashada iyo hayโ€™adaha dowladda, si ardaydu u helaan faham dhab ah oo ku saabsan shaqooyinka iyo masuuliyadaha hayโ€™adaha qaranka.

Photos from Frantz Fanon University's post 18/06/2026

17/06/2026

๐Š๐จ๐จ๐ฑ ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š, ๐Œ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ง๐ญ๐š, ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ž๐ž ๐ฌ๐š๐ง๐ง๐š๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐ข๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง ayaa saaka booqasho aqoon-korodhsi ah ku tagay ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š.

Booqashadan aqooneed ayaa ujeeddadeedu ahayd in ardaydu si dhow ugu kuurgalaan hababka maamulka maaliyadda, qorshaynta dhaqaalaha, iyo adeegyada kala duwan ee ay Wasaaraddu bulshada u qabato. Sidoo kale, waxay fursad u noqotay inay aqoontooda fasalka ku bartaan ku xoojiyaan khibrad dhab ah oo la xidhiidha goobaha shaqada.

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง waxay si joogto ah uga shaqaysaa kobcinta aqoonta iyo xirfadaha ardaydeeda, iyadoo u diyaarisa jawi waxbarasho oo isku xidha aragtiyaha aqooneed iyo waayo-aragnimada shaqo ee dhabta ah.
See less See less

See less

Photos from Frantz Fanon University's post 17/06/2026

16/06/2026

ยท
๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐š๐ซ๐ž๐ž๐œ๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐ซ๐š๐š๐ฌ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง ayaa qabatay muxaadaro cilmiyeed muhiim ah oo cinwaankeedu yahay: โ€œ๐ƒ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š๐š๐๐š ๐’๐ข ๐€๐๐š๐  ๐”๐ ๐ฎ ๐ƒ๐ก๐š๐ ๐š๐ง๐š๐ฐโ€

Muxaadaradan oo uu jeediyey Fadiilatu ๐’๐ก๐ž๐ž๐ค๐ก ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐š๐ฒ๐›๐ž ๐†๐ž๐ž๐ฅ๐ž
ayaa si qoto dheer uga hadashay muhiimadda ay leedahay ku dhaqanka diinta Islaamka, adkaysiga qiyamka suubban, iyo doorka ay diintu ku leedahay nolosha qofka Muslimka ah.

Ardayda iyo ka qaybgalayaashii muxaadarada ayaa ka faaโ€™iidaystay casharro iyo dardaaranno qiimo badan oo kor u qaadaya aqoonta iyo iimaanka.
Jaamacadda Frantz Fanon waxay sii waddaa qabanqaabinta barnaamijyo aqooneed iyo kuwo diini ah oo kobcinaya aqoonta iyo akhlaaqda bulshada. See less

15/06/2026

๐ŸŒ™Hambalyo Sannadka Cusub ee Islaamka 1448 Hijri ๐ŸŒ™

Maamulka, Macallimiinta, Shaqaalaha iyo Ardayda Jaamacadda Frantz Fanon waxay dhammaan ummadda Islaamka gaar ahaan bulshada Somaliland ugu hambalyeynayaan munaasabadda curashada sannadka cusub ee Hijriga 1448.

Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu sannadkan cusub inagu gaadhsiiyo nabad, caafimaad, barwaaqo, aqoon, iyo guulo waaweyn. Ha noqdo sannad ay rumoobaan himilooyinka wanaagsan, kuna soo kordhaan horumar iyo kheyr badan.

Sanad wanaagsan iyo Hijri Mubaarak! ๐ŸŒ™

๐ŸŒ™

15/06/2026

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง ayaa qabatay kulan aqooneed (๐†๐ฎ๐ž๐ฌ๐ญ ๐‹๐ž๐œ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž) oo ku saabsan โ€œ๐Ž๐œ๐œ๐ฅ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฅ ๐Œ๐จ๐ซ๐ฉ๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐-๐”๐ฉโ€, taas oo ay soo jeedisay
๐ƒ๐ซ. ๐๐š๐ฅ๐ค๐ข๐ฌ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐˜๐จ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ,khabiir ku xeel dheer ๐Ž๐œ๐œ๐ฅ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฅ ๐Œ๐จ๐ซ๐ฉ๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐จ๐ฌ๐ญ๐ก๐จ๐๐จ๐ง๐ญ๐ข๐œ๐ฌ.

Kulankan aqooneedkan ayaa ardayda Kulliyadda Dentistry siisay aqoon qoto dheer oo ku saabsan qaab-dhismeedka ilkaha, farsamooyinka dhismaha Occlusal Morphology, iyo muhiimadda ay u leedahay daaweynta iyo dib-u-dhiska ilkaha.

Jaamacaddu waxay sii waddaa dadaallada ay ku xoojinayso tayada waxbarashada iyo kobcinta aqoonta ardayda iyada oo loo marayo martiqaadyo aqooneed iyo kulammo ay hoggaaminayaan xeeldheereyaal ku takhasusay qaybaha kala duwan ee caafimaadka.

15/06/2026

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง ayaa si rasmi ah ๐ฎ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐๐ก๐ฒ๐ฌ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐๐ž๐ญ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐ž๐ฏ๐ข๐œ๐ž๐ฌ & ๐‚๐‚๐๐€ ๐‰๐จ๐ฎ๐ซ๐ง๐ž๐ฒ, kaas oo loogu talagalay ardayda danaynaysa cilmiga shabakadaha (๐๐ž๐ญ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ข๐ง๐ ),๐‚๐ฒ๐›๐ž๐ซ๐ฌ๐ž๐œ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ, iyo horumarinta xirfadaha IT-ga.

Tababarkan ayaa ardayda siinaya aqoon iyo khibrad wax-ku-ool ah oo ku saabsan qalabka shabakadaha, habaynta network-yada, iyo waddada loo maro shahaadada caalamiga ah ee ๐‚๐‚๐๐€.

Inta uu socdo tababarkani, ardayda kaqaybgashay waxay baran doonaan: โœ… ๐๐ก๐ฒ๐ฌ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐๐ž๐ญ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐ž๐ฏ๐ข๐œ๐ž๐ฌ
โœ… ๐‘๐จ๐ฎ๐ญ๐ž๐ซ๐ฌ, ๐’๐ฐ๐ข๐ญ๐œ๐ก๐ž๐ฌ & ๐‚๐š๐›๐ฅ๐ข๐ง๐  ๐๐š๐ฌ๐ข๐œ๐ฌ
โœ… ๐๐ž๐ญ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค ๐‚๐จ๐ง๐Ÿ๐ข๐ ๐ฎ๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐…๐ฎ๐ง๐๐š๐ฆ๐ž๐ง๐ญ๐š๐ฅ๐ฌ
โœ… ๐‚๐‚๐๐€ & ๐‚๐ฒ๐›๐ž๐ซ๐ฌ๐ž๐œ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ ๐‚๐š๐ซ๐ž๐ž๐ซ ๐๐š๐ญ๐ก
โœ… ๐—๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐š ๐ฎ ๐š๐ก ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐ˆ๐“-๐ ๐š

15/06/2026

๐Ÿฉธ๐ƒ๐ก๐ข๐ข๐ -๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐›๐š๐๐›๐š๐š๐๐จ ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐! ๐Ÿฉธ
๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง iyo ๐‡๐š๐ซ๐ ๐ž๐ข๐ฌ๐š ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ waxay si rasmi ah u ๐๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ๐š๐š๐ง ๐Ž๐ฅ๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ข๐ -๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š, si loo badbaadiyo nolosha dad badan oo u baahan gargaar degdeg ah.

๐Ÿ“… ๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก: ๐Ÿ๐Ÿ• ๐‰๐ฎ๐ง๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
โฐ ๐–๐š๐ช๐ญ๐ข: ๐Ÿ•:๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ๐ง๐ข๐ฆ๐จ
๐Ÿ“ ๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐…๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ณ ๐…๐š๐ง๐จ๐ง

๐Ÿ’‰ ๐‡๐š๐ฅ ๐›๐š๐š๐  ๐จ๐จ ๐๐ก๐ข๐ข๐  ๐š๐ก ๐š๐ฒ๐š๐š ๐›๐š๐๐›๐š๐š๐๐ข๐ง ๐ค๐š๐ซ๐š ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐จ.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

DownTown Near Police Station
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
16:00 - 19:00
Tuesday 08:00 - 12:00
16:00 - 19:00
Wednesday 08:00 - 12:00
16:00 - 19:00
Thursday 08:00 - 12:00
Saturday 08:00 - 12:00
16:00 - 19:00
Sunday 08:00 - 12:00
16:00 - 19:00