26/03/2026
https://youtu.be/VTckgzpPPrk?si=t-EizPrkhMQ8jXeZ
https://t.me/zmcfree
๐ฅ 3 ICT Indicators oo kaa dhigaya Pro Trader (No Stress!)
๐ธ Instagram = wixii su,aal ah ? / zmc.l0 ๐ PDF kasta โก๏ธ Discord ama Telegram kaladag๐ ZMC FX Academy : Forex ,Crypto, signals ๐ 8 Courses = https://zmc...
21/03/2026
Website Zmc10.com> Resources > Journal
Halakasa kahelaysa template Journal kan
19/03/2026
๐ Ciid Mubaarak โ ZMC Academy โจ
โ
Maamulka iyo macallimiinta ZMC Academy waxay munaasabadda Ciidda awgeed idiin rajaynayaan farxad iyo barako. Illahay soonka iyo camalka suuban ha naga aqbalo. Ciid wanaagsan adiga iyo qoyskaagaba! ๐น๐
โ
On this blessed occasion, ZMC Academy wishes you and your loved ones a joyous Eid Al-Fitr. May Allah accept our fasting and good deeds. Wishing you peace, prosperity, and success! ๐โจ๐
โ
ุชููุฆูู
ุฃูุงุฏูู
ูุฉ ZMC ุจู
ูุงุณุจุฉ ุนูุฏ ุงููุทุฑ ุงูู
ุจุงุฑู. ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุงูุตูุงู
ูุงูููุงู
ูุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู. ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ ูุตุญุฉ ูุนุงููุฉ. ๐๐คฒโจ
โKullu Caam Wa Antum Bilkhayr! ๐๐
ZMC Academy โ Hoggaanka Aqoonta iyo Guusha. ๐๐
18/02/2026
ZMC RISK CALCULATOR
ZMC Risk Calculator wuxuu kaa caawinayaa inaad si fudud u xisaabiso lot-ka saxda ah trade kasta.
Hadda waxaad si degdeg ah ugu xisaabin kartaa Gold (XAUUSD) iyo dhammaan pairs-ka sida EURUSD, GBPUSD, NASDAQ, US30 iyo kuwo kale.
Haddii aad mar walba ku wareeri jirtay sida lot-ka loo helo ama risk-ka loo maareeyo โ ZMC ayaa kuu fududeynaya.
Tool-kan wuxuu kuu ogolaanayaa inaad hesho lot size sax ah pair kasta adigoo ilbiriqsiyo gudaheed ku xisaabinaya.
Sidoo kale waxaad si fudud ugu xisaabin kartaa:
โ๏ธ RR (Risk Reward)
โ๏ธ Risk % trade kasta
โ๏ธ Lot size sax ah
โ๏ธ Profit & Loss estimate
โ๏ธ Gold & all forex pairs way ku jiraan
โ๏ธ Ku habboon beginner & pro traders
โ๏ธ 100% FREE tool
Isticmaal hadda:
https://zmc10.com/lot-calculator/
Trade smarter. Manage risk better with ZMC.
qaabka looo Video waan kasoo wada dib danbe kuuma dhibi doonto % ama ip inaad hesho
https://t.me/zmcfree
18/02/2026
๐ Ramadan Mubarak 2026 | ZMC Academy
Ardayda qaaliga ah ee ZMC Academy ๐ค๐
Waxaan idin rajaynaynaa Ramadaan barakaysan oo nabad, iimaan iyo horumar leh.
Bishan barakaysan ha idiin noqoto mid aad ku kordhisaan:
โจ Cibaado & Iimaan
๐ Aqoon & horumar
๐ฐ Guul & mustaqbal ifaya
Haddii khalad, isfaham-waa ama qalad h**e dhexdeenna dhacay โ
๐ค Aan iscafino oo qalbiyada nadiifino bishan barakaysan.
Ramadaanku waa bishii cafiska, jacaylka iyo walaaltinimada.
๐ Allaha naga aqbalo soonka, salaadda iyo ducooyinka
๐ Ha ka dhigo sanad guul iyo barako leh dhammaanteen
Ramadan Kareem ๐โจ
zmc10.com
https://t.me/zmcfree
30/01/2026
Asalaamu caleykum ! โจ Book bari kala dag website keena
Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan idinla wadaago buugga ugu dambeeya ee aan qoray .
๐ Sida aad ogtihiin, dhammaan buugaagtii h**e ee ZMC waa la dhammeystiray, mana jiro buug cusub oo ka dambeeya.
๐ก Qaybta ugu fiican: Buuggan cusub gebi ahaanba waa ๐! Haddii aan h**e u qorsheeyay inaan iibiyo, hadda waxaan goโaansaday in dhammaan Ardaydu si xor ah ugu raaxaystaan.
๐ ka-faaโiidayso dhammaan buugaagta ZMC.
๐คmajirto Academy naga buug badan ama mid soomali ha nqoto ama mid kale haday jirto waa wax aad ufiican lakin maha free books kaasi
๐ Jimce wanaagsan dhammaantiin!
zmc10.com
https://t.me/zmcfree