🔴Toos: Darsigii 144aad ee – Suuradda Annuur Aayadda 21aad ilaa Aayada 34aad | Masjid Xaaji Yuusuf | Daaci TV
Masjidka Xaaji yuusuf
الصفحة الرسمية لمسجد حاجي يوسف (رحمه الله) هرجيسا. Degelka Rasmiga ah ee Masjidka Xaaji Yuusuf Gudhane - AHUN - Magaalada Hargeisa.
🔴Toos: Darsigii 143aad ee – Suuradda Annuur Aayadda 1aad ilaa Aayada 20aad | Masjid Xaaji Yuusuf | Daaci TV
🔴Toos: Darsigii 142aad ee – Suuradda Al Muminuun Aayadda 75aad ilaa Aayada 118aad | Masjid Xaaji Yuusuf | Daaci TV
Darsigii 140aad ee – Suuradda Al Muminuun Aayadda 1aad ilaa Aayada 35aad | Masjid Xaaji Yuusuf | Daaci TV
07/06/2026
Ogaysiis
Waxa mar kale lagu baraarujinayaa ardeydii ku taxnayd duruusta tafsiirka sheekha in caawa oo ay taariikhdu tahay 0.7.06.2026 dib u bilaabmi doono
26/04/2026
Waxa la ogaysiinayaa Ardeydii ku taxneed tafsiirkii Sh Cismaan Cali Xuseen uu ka akhrinaayey Masjidka Xaaji Yuusuf ee "Calaamada Star 4" la hakiyey sabab la xidhiidha u diyaar garowga Xajka sanadkan, sidaa daraadeed dib loo bilaabi doono duruusta tafsiirka Xajka ka dib.
Wixii war bixina kala soco halkan.
11/03/2026
Khamiista 23ka Ramadaan
Salaadda Casar kaddib
10/03/2026
إعلان محاضرة
يسر إدارة المسجد دعوتكم لحضور محاضرة علمية قيّمة بعنوان:
"من وظائف الرسل عليهم السلام"
يلقيها فضيلة الشيخ
الشيخ مصطفى حاج إسماعيل
📍 المكان: مسجد حاج يوسف – شرق فندق استار
📅 الزمان: يوم الخميس 23 رمضان
🕓 الوقت: بعد صلاة العصر مباشرة
نسأل الله أن يجعلها محاضرة نافعة مباركة، والدعوة عامة للجميع.
07/03/2026
Maanta
07/03/2026
Maanta oo Sabti ah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Https://maps. App. Goo. Gl/rQjrSXGMxBS6D5DJ 6
Hargeisa
252