Admas University, Somaliland

Admas University, Somaliland

Share

Get Your Internationally Accredited Degree From Admas University

15/06/2026

๐—›๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ๐˜† ๐—œ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฐ ๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—ฌ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ (๐Ÿญ๐˜€๐˜ ๐— ๐˜‚๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด ๐—›)

15/06/2026

Our senior architecture students showcased innovative neighborhood designs for a more sustainable and inclusive Hargeisa.

Photos from Admas University, Somaliland's post 14/06/2026

Admas Universityโ€™s senior Architecture students showcased visionary neighborhood designs aimed at addressing Hargeisaโ€™s rapid urban growth through walkability, climate resilience, and social inclusion.

10/06/2026

๐ˆ๐๐๐€๐€ ๐‹๐ˆ๐‹๐‹๐€๐€๐‡๐ˆ ๐–๐€ ๐ˆ๐๐๐€ ๐ˆ๐‹๐€๐˜๐‡๐ˆ ๐‘๐€๐€๐‰๐ˆ๐‚๐”๐”๐.

Maamulka, Macalimiinta, Shaqaalaha iyo dhammaan Ardayda Jaamacadda Admas University, Somaliland, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii uu ka geeriyooday ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—บ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ, oo ka mid ahaa ardayda Jaamacadda ee sannadka 3aad (Senior) gaar ahaan kuliyadda ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป & ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐˜‚๐—ป๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜†.Waxaan Alle uga baryaynaa in uu u naxariisto, Jannaddii firdowsa ka waraabiyo, qoyska, ehelada, iyo dhammaan bahdii jaamacadda ee uu kabaxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

๐€๐š๐ฆ๐ข๐ง!

Photos from Admas University, Somaliland's post 08/06/2026

Jaamacadda ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ฎ๐˜€ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜†, ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ, ayaa ka qayb gashay tababar laba maalmood socdey oo ku saabsanaa Nidaamka Maareynta Xogta Tacliinta Sare, Somaliland Higher Education Management Informations System (SLHEMIS), kaas oo ay soo qabanqaabisay ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐๐š ๐“๐š๐œ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐.

Tababarkan ayaa diiradda lagu saaray maamulka iyo tayeynta xogta ardayda, isagoo qayb ka ah dadaallada lagu casriyeynayo nidaamka tacliinta sare ee dalka.

28/05/2026

From classroom learning to industrial insight ๐Ÿ“š๐Ÿญ, students from the ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—•๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—˜๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ผ๐—บ๐—ถ๐—ฐ๐˜€ ๐˜ƒ๐—ถ๐˜€๐—ถ๐˜ ๐—–๐—ถ๐˜๐˜† ๐—™๐˜‚๐—ฟ๐—ป๐—ถ๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜๐—ผ๐—ฟ๐˜†.

26/05/2026

๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™
Maamulka Jaamacadda ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ฎ๐˜€ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜†, ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ, waxay hambalyo iyo bogaadin U dirayaan munaasibadda Ciidul Adxa awgeed dhammaan shaqaalaha, ardayda, iyo Guud ahaan ummadda islaamka meel kasta oo ay dunida ka joogaan.

Alle ha inagu Gallado farxad, Nabad iyo Barwaaqo.

26/05/2026

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐จ!

Waa maalin weyn oo ka mid ah maalmaha ugu kheyrka badan sanadka, maalin ay qalbiyadu u noqdaan Alle, dambiyadana la dhaafo, ducaduna leedahay fadli iyo aqbalad.

23/05/2026

Final exam mode is fully activated ๐Ÿ“š.

Photos from Admas University, Somaliland's post 23/05/2026

๐ŸŽ“ Good luck to all our students sitting for their final exams at ๐€๐๐ฆ๐š๐ฌ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐! ๐Ÿ“š
Wishing you success, confidence, and excellent results.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


150 Street, Jigjiga Yar Road
Hargeisa
9

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 12:00
Saturday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00