Mustafe Xasan

Mustafe  Xasan

Share

dacwada diinta ku faafiyo sh mustafe

20/06/2026

Walaashay, ku noqo xijaabkaaga ka hor inta aan lagu galin qabrigaaga.
Xijaabku waa aayad quraan ah walaashayeey ku noqo oo ha ka tagin xijaabka intaadan qabriga galin .
Waa waano ka timid walaal ku jecel walaalaheen aynu gaadhsiino waa hadal qiimo badan

19/06/2026

Waqtigu wuu dhammaanayaa, dhalinyaraduna way tagaysaa, laakiin camalka ayaa kula hadhaya qabrigakula galaya , ee camalkaaga wanaagi walaashayda muslinka ahay oo waxad samaynaysk ka fiirso .

19/06/2026

Qof dhuuban oo awooda ilaahay galiyay markaad aragto waa la yaabaysaa halka mid buuran anuu taas awoodayn sh.maxamed haybe

19/06/2026

Ha ku beddelan sharafkaaga maal kooban oo baraha bulshada laga helo .
Walaashayda muslimada ahi waa mid sharafteeda dhawraysa oo ta ehelkeeda dhawrta oo ta muslimiinta dhawrta .

18/06/2026

Dharka gaaban wuxuu soo jiitaa indhaha dadka, laakiin taqwadu waxay kasbataa raallinimada Alle.

18/06/2026

Kabahaaga shandadba usamayso sh.maxamed Dirir

18/06/2026

Xijaabku ma aha caqabad, waa sharaf iyo ilaalin uu Alle ku maamuusay gabadha Muslimadda ah.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa
252