15/06/2026
Have a wonderful holiday
Caalami primary one 1️⃣
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from CAALAMI SCHOOLS, School, Hargeisa, Somaliland/M-Haybe, Sabo-Xareed, Hargesa.
CAALAMI SCHOOLS waa Dugsiyo ku yaala Magaalada Hargeisa, Somaliland gaar ahaan Degmadda M/Haybe waxaanu ka Kooban yahay Dugsiyo Hoose-dhexe, Sare, Barbaarin iyo Qaybta Waxbarashadda dadban (Non-Formal Education)
15/06/2026
Have a wonderful holiday
Caalami primary one 1️⃣
06/06/2026
Sawiro Q.2aad.
Xaflada Sabootinta ardayda Fasalada Afraad(Form Four) ee Caalami Secondary Schools.
05/06/2026
Sawiro Q.1aad.
Xaflada Sabootinta ardayda Fasalada Afraad(Form Four) ee Caalami Secondary Schools.
04/06/2026
Ardayda fasallada 8A iyo 8B Ee dugsiga *Caalami primary one* ayaa xaflad sagootin ah oo si heer sare ah loo soo agaasimay u qabtay maamulka iyo macallimiinta dugsiga. Xafladdu waxay ahayd mid ay ardaydu ku muujiyeen mahadnaq iyo qaddarin ay u hayaan dadaalka iyo juhdiga ay macallimiinta iyo maamulku geliyeen waxbarashadooda intii ay dugsiga joogeen. Waxaa halkaas laga jeediyey hadallo xambaarsan mahadcelin, duco iyo hambalyo, iyadoo munaasi-badduna ku soo dhammaatay jawi farxad iyo xusuus reeb leh.
Caalami Primary Two.
02/06/2026
26/05/2026
عيد مبارك ✨
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال،
وكل عام وأنتم بخير وسعادة وفرح 🌙🐑
Caalami Primary Two.
Dalxiiska beerta nasashada ee Masale Park.
Fasalka 3A.
22/05/2026
Tacsi.
Maamulka iyo macalimiinta dugsiga Caalami Primary 2 waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska Maxamed Idiris Ibraahim oo ka mid ahaa ardayda dugsiga, maantana lagu aasay xabaalaha Malawle.
Samir iyo iimaan saadiq ah Alle ha inaga wado siiyo Maxaned yare dhammaanteen.
Allaahuma Aamiin , Aamiin , Aamiin.
22/05/2026
Kulanka ugu danbeeya Tartan Aqooneedka sanad dugsiyeedka 2025/2026
Fasalada 4A Vs 5A
Dugsiga Caalami Primary One 1️⃣
| Monday | 07:00 - 19:00 |
| Tuesday | 07:00 - 19:00 |
| Wednesday | 07:00 - 19:00 |
| Saturday | 07:00 - 19:00 |
| Sunday | 07:00 - 19:00 |