Weydow designer

Weydow designer

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Weydow designer, Education, Mogadisho.

25/06/2025

Ugu dambeyn waxaa soo gaba gabowday koorsadii Mobile Graphic Design qeybtii 1AAD oo beginners ah, waa fursad qaali ah iyo bar-bilow wanaagsan fadlan waxa la qaadanayo waa 15 qof oo keliya hadaba si aysan kaaga buuxsamin fadlan horey isku diiwaan geli adigoo la xidhiidhaya WhatsApp https://wa.me/252618425184

27/02/2025

Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay inaan muddo aad u yar barta xidhiidh ee Linkedin aan ku gaaray tiro 500+ oo saaxiibo ah waxaana rajeynayaa laban laab muddo kale Insha'Allah Waad mahadsantihiin intiina igala socoto inta kalena waxaan leeyahay isoo raaca saaxiibayaal🫡🫡
Abdirahman Weydow Weydow designer Abdirahman Shaikh Abdullahi Moallin Indho Jacayl Coach Ayanle Aysar

11/10/2024

Jumca Mubarak dhammaantiin

20/09/2024

السلام عليكم
Halkan waa Higsad Youth dhallinyaro u istaagtay isxilqaan si ay bulshadooda wax ugu soo celiyaan dhawaan kala soco nuxur tayo leh oo isugu jiro Digital Services, Dhiirigelin, Wacyigelin, Talo iyo Tusaaleyn wanaagsan. Si aad wax uga faa`iido nuxurkaas nala saaxiib adigoo nasoo follow gareynaya Mahadsanid.

20/09/2024

Rumeynta riyo walboo kàa dhex guuxeyso waxaan bar bilow u ah hab-fakerkaaga, hab-fakerkaaguma isma bedeli doono haddii aanad maskax ahaan u kobcin. Wax hala aqriyo!

20/09/2024

Saaxiibada sharaftay leh, Ummadda Soomaaliyeed, iyo guud ahaan ummadda Islaamka dhammaantiin Jumca Mubarak.

Photos from Dedaal Academy's post 09/09/2024
09/09/2024

Soo Dhawayn Xubin 🔖

Waxa aan Xarunta Dedaal Academy Kusoo dhawaynaynaa Abdirahman Abdullahi Mohamoud oo ah wiil dhalinyaro ah kaas oo xarunta Kala Shaqayn doona ( Graphic Desing and Vedio Editing )

Sharaf bay noo tahay in aan dhalinyarada u shaqayno isla Markaana xaruntu dhalinyaro Ka shaqayso.

06/09/2024

Ugu dambeyn wey soo baxday koorsadii ahayd (DHISIDDA MAANHAGGA) haddii aad daneyneyso fadlan isdiiwaangeli https://wa.me/252618425184 Mahadsanid

30/08/2024

جمعة مباركة Jumca Mubarak

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadisho