Fursad Dahabi ah: ku Baro Luuqadda Carabiga si'bilaash ah.
Al-Muniir Online College
Saacid online waa halka ad kaheli karto waxbarasho online ah oo tayo sare leh.
Waxaan Kuu Diyaarinnay 𝗕𝗔𝗥𝗔𝗦𝗛𝗔𝗗𝗔 𝗟𝗨𝗤𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗖𝗔𝗥𝗔𝗕𝗜𝗚𝗔 Oo Qaab Casriya Lagu Baranayo 𝗛𝗔𝗕 𝗢𝗡𝗟𝗜𝗡𝗘'𝗡𝗔 𝗠𝗨𝗗𝗗𝗢 𝗟𝗜𝗫 (6) 𝗕𝗜𝗟𝗢𝗢𝗗𝗔 —> 61 6774441
🌙 FURSAD QAALI AH – BISHA RAMADAAN AWGEED! 🌙
Bisha barakeysan ee Ramadaan darteed,
Al Muniir Academy waxay BILAASH kaaga dhigtay koorsada Luqadda Carabiga! 📘✨
Ma rabtaa inaad barato akhriska, qoraalka iyo fahamka Af-Carabiga si fudud?
Hadda waa waqtigii kuugu habboonaa!
🖥️ Koorsadu waa ONLINE
🏠 Waxaad ku qaadan kartaa adigoo jooga gurigaaga
💼 Ama goobtaada shaqo
⏰ Waxaad baran kartaa xilli kasta iyo goor kasta oo kuugu habboon
✔️ Casharro si fudud loo fahmi karo
✔️ Macallimiin khibrad leh
✔️ Fursad gaar ah oo Ramadaan ah
Ha seegin fursaddan qaaliga ah ee bilaashka ah!
📲 Kudhufo link-ga hoose ama WhatsApp nagala soo xiriir si aad isu diiwaangeliso.
Mid kamid ah ardaydeena oo ka shaqeeynaya leyligii loodiray
Ogeeysiis Al-Muniir Online College bishaan waxay qaadaneeysaa koorso luqada carbiga ah oo free ah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadisho
Mogadishu