19/03/2026
Asc Maamulka, macalimiinta iyo dhamaan howl wadeenada iskuulka Zubeir primary and secondary school waxay farxada la qaybsanayaan dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan umada somaliyeed iyo bahda wax barashada dhamaanteena oo isku duuban waxan idiin leenahay wanaagsan
17/02/2026
Asc Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Dugsiga Zubeyr waxaa ay tahniyad hawada u marinayaan guud ahaan Muslimiinta Caalamka, gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed mel kasta oo ay dunida ka joogaan bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadan 2026-02-18.
Waxaan Allah ka bareyneynaa in uu inaga dhiga kuwa ka faaiideysta kheyrkeeda
Amin Amin Amin