19/06/2026
Maamulka dugsiga Basra primary and secondary school waxay hambalyo u dirayaan ardayda fasalka 8aad oo u soo idlaaday imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga dhexe waxa uuna urajeynayaan in ay guulaysan doonaan insha Allah.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Basra primary and secondary school, School, Deg. Dharkeynley gaar ahaan Laamiyaraha Abagado, Mogadishu.
19/06/2026
Maamulka dugsiga Basra primary and secondary school waxay hambalyo u dirayaan ardayda fasalka 8aad oo u soo idlaaday imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga dhexe waxa uuna urajeynayaan in ay guulaysan doonaan insha Allah.
16/06/2026
Maanta oo ay eheed maalinimo Isniin ah oo ay Taariiqdu kubeegneed 15.6.2026. Dhamaan Ardayda fasalka 8aad Ee iskuulka Basra primary and secondary school waxa ay u fadhiisteen imtixaanka qaranka sanad Dugsiyeedka 2025-2026. Ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir
Dhamaan Ardayda waxaan urajeeneynaa Guul insha Allah
Alle ha u fududeeyo
Gaba gabada sanad Dugsiyeedka 2025-2026
08/06/2026
Xaflada sagootinta fasalka 8aad 2025-2026
30/05/2026
𝗦𝗵𝗮𝗮𝗰𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗝𝗮𝗱𝘄𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗜𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗲𝗲 𝗙𝗮𝘀𝗮𝗹𝗸𝗮 𝟴-𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗦𝗮𝗻𝗻𝗮𝗱-𝗱𝘂𝗴𝘀𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝟮𝟬𝟮𝟱/𝟮𝟬𝟮𝟲
Dhammaan ardayda Soomaaliyeed, gaar ahaan ardayda Dugsiyada Basra primary and secondary school , u rajeynaynaa guul, horumar iyo natiijooyin wanaagsan. Dadaalkii, diyaar-garowgii iyo juhdigii ay muujiyeen ardaydu waxaan rajeyneynaa inuu miro dhalo, kana gaaraan himilooyinkooda waxbarasho.
Guul Team Basra primary and secondary school
30/05/2026
Soo Laabasho wacan
29/05/2026
TACSI TIIRAANYO LEH
إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
Maamulka, Macallimiinta iyo dhammaan BAHDA DUGSIGA Basra primary and secondary school waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ehelada iyo Qaraabada , geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuumad Safiyo xuseen oo ahayd Eyeeyada Shankaroon xuseen iyo safo cabduqaadir kana mid aheed waalidiinta sharafta leh ee Dugsiga Basra
Waxaan Alle Subxaanahu Watacaalaa uga baryeynaa inuu Marxuumada u naxariisto, dambigeedana dhaafo, qabrigeedana u waasiciyo, kana waraabiyo Jannatul Firdowsa.
Sidoo kale, Eheladii iyo Qaraabadii ay ka baxadayna Alle ha ka siiyo Samir iyo Iimaan.
Aamiin Aamiin 🤲
27/05/2026
Ciid wanaagsan Dhamaan muslimiinta meel Waliba ay joogaan