Darajaad primary and secondary school

Darajaad primary and secondary school

Share

Quality Primary & Secondary Education

📍 Kaxda, Mogadisho, Somalia

📞 +252 613 569648 | +252 612 089216

20/06/2026
19/06/2026

Waxana idiin rajaynaynaa Guul iyo Natiijo qurxbadan.

𝗚𝘂𝗻𝗮𝗮𝗻𝗮𝗱 𝗶𝘆𝗼 𝗠𝗮𝗵𝗮𝗱𝗰𝗲𝗹𝗶𝗻

Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan kormeerayaasha, ilaaliyeyaasha, saraakiisha, Waaxyaha Caafimaadka iyo Gurmadka Degdegga ah ee Gobolka Banaadir, iyo cid kasta oo kaalin muuqata ka qaadatay habsami-u-socodka Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad ee sannad-dugsiyeedka 2025/2026.

Sidoo kale, waxaan mahadnaq gaar ah u jeedinaynaa jaamacadaha ku yaalla Gobolka Banaadir ee nagu wareejiyay xarumahooda muddadii uu imtixaanku socday, iyagoo noo muujiyay wada-shaqeyn iyo ahmiyadda uu leeyahay Imtixaanka Shahaadiga ah.

Ugu dambayn, waxaan bogaadinaynaa dhammaan dadaalladii iyo iskaashigii suurageliyay in imtixaanku ku qabsoomo jawi deggan, ammaan ah, oo habsami leh.

Mahadsanidiin dhammaantiin.

18/06/2026

Hambalyo Ardaydeena dugsiga Darajaad 👏

Photos from Darajaad primary and secondary school's post 17/06/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Maamulka, macallimiinta, ardayda iyo guud ahaan bahda Darajaad Primary & Secondary School

waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Ustaad Axmed Nuur Xuseen Khaliif, oo ah Kormeeraha iyo Tababaraha dugsiga, kana mid ah hormuudka Kulliyadda Waxbarashada Banaadir, kaas oo si guul leh u difaacay buuggiisa Master Degree-ga ee Dacwada iyo Daraasaadka Islaamka.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu cilmigiisa uga dhigo mid anfaca diinta, bulshada iyo jiilka soo koraya, kana sii waafajiyo horumar iyo guulo ka waaweyn kuwa maanta uu gaaray.

Waxaan kuu rajeynaynaa mustaqbal ifaya iyo heerar aqooneed oo ka sii sarreeya.

Maamulka iyo Bahda Darajaad Primary & Secondary School.

16/06/2026

Sanad Wanagsan

12/06/2026

Towfiiq vs Horyaal

Labada kooxood waxay isugu soo hareen finalka tartan_aqoo-needka.sanad Dugsiyeedka 2025_2026

Yaa noqon doona horyaalka?

Guul ayaan u rajaynaynaa dhammaan ka qaybgalayaasha.

11/06/2026

Dhaarinta Kormeerayaasha Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Sannad-dugsiyeedka 2025/2026

Waxaan guul urajaynaynaa dhammaan ardayda Soomaliyeed

Gaar ahaan ardaydeena dugsiga Darajaad primary and secondary school

11/06/2026

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Kaxda District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:50 - 17:10
Tuesday 06:50 - 17:10
Wednesday 06:50 - 17:10
Thursday 07:00 - 11:50
Friday 07:00 - 11:00
Saturday 06:50 - 17:10
Sunday 06:50 - 17:10