26/05/2026
Ciid Wanaagsan
Maamulka Kulliyadda Qaanuunka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxa ay idin kugu hambalyeynayaan farxadda ciidda.
Sanado badan oo farxad leh ayaan idiin rajeynaayaa.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kulliyadda Qaanuunka JUS, Education, Afgoie Road, Dharkeynley District, Mogadishu.
Somali National University, Faculty of law aspires to be a center of quality in higher learning and research with scholars devoted to producing well-trained, competent, and responsible legal professionals
26/05/2026
Ciid Wanaagsan
Maamulka Kulliyadda Qaanuunka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxa ay idin kugu hambalyeynayaan farxadda ciidda.
Sanado badan oo farxad leh ayaan idiin rajeynaayaa.
18/05/2026
Kulliyadda Qaanuunka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo Macadka Focus institute waxa ee iska kaashadeen qabsoomida Tababar (Habka Ogista Dacwadaha Ciqaabta) .
Waxaa soo jeediyad Aqoonyahanada kala ah :
Avv. Abdukadir Dahir Salad iyo Avv Zaki Rodel .
Waxaa Gacan lixaad ah ka qaatay abaabulka Tababarkas sida :
-Alumni Kulliyadda Qaanuunka ee JUS.
-Ururka Ardayda Kulliyadda Qaanuunka ee JUS .
Ujeedada ayaa ah kobcinta Garaadka Ardayda Kulliyadaha Qaanuunka ee Jaamacadda Dalka.
Wuxuu ku soo dhamaaday Guul.
15/05/2026
kulan soo dhaweyn iyo Casho sharaf ah oo ay sameeyeen Ardaydii ka qalin jabisay kulliyadda Qaanuunka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed kuna soo dhaweynayeen Hormuudka Cusub ee kulliydda Qaanuunka JUS Avv. Farah Abdikarim Hersi, Ujeeddada kulanka ayaa ahayd soo dhaweyn iyo xoojinta xiriirka ka dhexeeya qalinjebiyaasha kulliyadda iyo Maamulka Kulliyadda iyadoo lagu muujinayay midnimo, isgarab istaag iyo joogteynta wada shaqeynta bahda sharciga ee ka soo baxday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. ✨📚
Alumni-ga Kulliyadda Qaanuunka ee JUS waxay mar walba ku dadaalayaan adkeynta xiriirka qalinjebiyaasha, isweydaarsiga waayo-aragnimada iyo taageeridda horumarka aqooneed iyo xirfadeedba.
07/05/2026
Harmuudka, macalimiinta iyo howlwadeenada kulliyadda qaanuunka ee jaamacadda ummadda soomaaliyeed ayaa maanta oo khamiis ah kulan xog wareysi ah yeeshay iyadoo markii danbana kulanka uu kusoo biiray Rektar ku xigeenka Tacliinta JUS, Prof. Cabdirasaaq Cabdullaahi Xaashi oo booqasho ku tagay kulliyada uu kulanka qeyb ka noqday.
03/05/2026
Fadumo Abdisalan Ibrahim, oo ka mid ah ardayda kuliyadda Qaanuunka ee Dufcada 8aad, ayaa Cabirtay Shucuurteeda ku adaan difaacashada buugeeda Cilmi- Baarista Jaamacada.
𝗚𝘂𝗱𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗨𝗿𝘂𝗿𝗸𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗺𝗲𝘆𝘀𝘁𝗮𝘆 (𝗔𝗹𝘂𝗺𝗻𝗶 𝗔𝘀𝘀𝗼𝗰𝗶𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻) ee Kulliyadda Qaanuunka.
Avv Abdukadir Dahir Salad (Abdukadir Siraaji) ayaa udiray Dufcadda 8aad hambalyo ku aadan dhameystirka buuga cilmi-baarista(thesis defence).
Maalinta 3 aad ee gabagabadda cilmi-baarista (thesis defence) Dufacadda 8aad,waxaa kalmad hambalyo, dhiiri galin iyo dardaaran ah udiray Ustad. Yuusuf Aybakar Shadoor oo katirsan bare yaasha kulliyadda Qaanuunka JUS
| Monday | 07:00 - 16:00 |
| Tuesday | 02:00 - 16:00 |
| Wednesday | 02:00 - 16:00 |
| Thursday | 02:00 - 16:00 |
| Saturday | 02:00 - 16:00 |
| Sunday | 02:00 - 16:00 |