Aayatiin primary secondary school

Aayatiin primary secondary school

Share

Ethics % Knowledge

Photos from Aayatiin primary secondary school's post 02/06/2026

Munaasabaddii weynayd ee abaal-marinta, ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ayaa sidoo kale shahaadooyin sharaf gudoonsiiyay ๐ฆ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐ข๐ฒ๐š๐๐ข๐ข ๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฎ ๐ซ๐ข๐ญ๐š๐ฒ ๐ก๐š๐›๐ฌ๐š๐ฆ๐ข ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐๐ค๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š :

๐Ÿ. ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐จ ๐’๐ก๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐ฎ'๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ“:
1.โ€‹๐”๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ ๐Š๐š๐ฆ๐š๐š๐ฅ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐ข๐ณ๐š๐ค ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐( gudoomiye).
2. Ustaad Abdirizak Mohamed Dahir
3. Ustaad Mohamed Dahir Ahmed

๐Ÿ. ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐จ ๐’๐ก๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š โš–๏ธ:
1.๐”๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐Ž๐ฌ๐ฆ๐š๐ง (gudoomiye)
2. โ€‹Ustaad Mohamed Abdullahi Mohamud
3. โ€‹Ustaad Mohamed Hassan Abdullahi

๐Ÿ‘. ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐จ ๐’๐ก๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฒ ๐—๐จ๐ ๐ก๐š๐ฒ๐š๐ก๐š ๐“๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ—‚๏ธ:
1. ๐”๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ ๐€๐›๐๐ข๐š๐ณ๐ข๐ณ ๐€๐›๐ฎ๐ค๐š๐ซ ๐‘๐จ๐›๐ฅ๐ž

โ€‹Maamulka Dugsiga wuxuu mar kale u mahadcelinayaa guddiyadan shaqada adag qabtay ee guusha weyn soo hooyey! ๐Ÿ‘๐ŸŽ‰

2025_2026

Photos from Aayatiin primary secondary school's post 31/05/2026

๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ayaa si rasmi ah u gudoonsiiyay guulaystayaashii tartanka sanad dugsiyedka 2025-2026 ๐š๐›๐š๐š๐ฅ-๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ช๐š๐š๐ฅ๐ข ๐š๐ก, kuwaas oo u kala horreeyay -doono ๐Ÿ‘๐ช๐š๐ฒ๐›๐จ๐จ๐ ๐ž๐ž ๐ก๐จ๐จ๐ฌ ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐š๐ง::

1. ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐š๐๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐ ๐š ๐”๐ ๐ฎ ๐…๐ข๐ซ๐Ÿ๐ข๐ซ๐œ๐จ๐จ๐ง๐š๐š
๐ŸŒŸ
โ€‹Abaal-marinta: Shahaado Sharaf gaar ah.
โ€‹Ardayga ugu dhibco/jawaabo badnaa intii uu tartanku socday oo ahaa Usama ๐”๐ฌ๐š๐ฆ๐š ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐.

โ€‹2. ๐€๐›๐š๐š๐ฅ-๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š
๐Ÿฅˆ
โ€‹ Shahaado Sharaf iyo Lacag cadaan ah oo dhan 100$.
โ€‹waxaana u gudoomay Kaabo-galaaska fasalka ๐‡๐š๐Ÿ๐ฌ๐š ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง.

โ€‹3. ๐€๐›๐š๐š๐ฅ-๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐๐š
๐Ÿฅ‡
Shahaado Sharaf iyo Lacag cadaan ah oo dhan 200$.
waxaana u gudoomay Kaabo-galaaska fasalka ๐‡๐ฎ๐๐š๐ฒ๐Ÿ๐š ๐˜๐š๐ก๐ฒ๐ž ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ .

โ€‹Maamulka Dugsiga wuxuu u mahadcelinayaa dhammaan ardayda dadaalka muujiyay. Hambalyo mar kale guulaystayaasha! ๐ŸŽ‰๐Ÿ‘

2025_2026

Photos from Aayatiin primary secondary school's post 31/05/2026

Waxaa ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐€๐ฑ๐š๐๐š, ee taariikhdana ay aheed ๐Ÿ๐Ÿ’ ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, si heer sare ah noogu soo gaba-gaboobay munaasabadda abaal-marinta ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ญ๐š๐ซ๐ญ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š.

โ€‹Munaasabaddan weyn waxaa si wadajir ah u qaabeeyay maamulka dugsiga, macalimiinta dadaalka badan, iyo ardayda ragaadiga ah ee halkan u fadhiya farxadda iyo dhiirigelinta.

โ€‹ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ gaar ah waxaan u diraynaa dhammaan ardaydii guulaha waaweyn ka soo hooyey tartanka! Waxaan u mahadcelinaynaa macalimiinta iyo gudiyadi tartanka sida hagar-baxda leh ee uga shaqeeyeen tartanka.
โ€‹Aqoontu waa iftiinka nolosha, idinkuna waxaad tihiin mustaqbalka berri! ๐ŸŒŸ๐Ÿ“š

2025_2026

26/05/2026

ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„
Waxaan hambalyada Ciidul-Adxaa la wadaageynaa Waalidiinta ,Macalimiinta, Ardayda iyo Bulshada Soomaaliyeed.
Allaah hanaga Aqbalo Acmaasha Suuban.
ุนุณุงูƒู… ู…ู† ุนูˆุงุฏู‡....

15/05/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la koobi karin u diraynaa ardayda ๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Ÿ–๐ ee (Dugsiga dhaxe), kuwaas oo hantiyay ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Ÿ๐š๐š๐ ee Tartan aqooneedka ๐’๐š๐ง๐š๐ ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ๐ž๐ž ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐€๐€๐˜๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐.

โ€‹Guushu waa mid u soo hooyatay dhammaan ardayda, macallimiinta, iyo maamulka Dugsiga AAYATIIN.

2025_2026

15/05/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin aan la koobi karin u diraynaa ardayda ๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐…๐Ÿ๐ ee (Dugsiga Sare), kuwaas oo hantiyay ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Ÿ๐š๐š๐ ee Tartan aqooneedka ๐’๐š๐ง๐š๐ ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ๐ž๐ž ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐€๐€๐˜๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐.
Waana ๐ฌ๐š๐ง๐š๐๐ค๐ข ๐ฅ๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ ah oo ay qaadayaan.

โ€‹Guushu waa mid u soo hooyatay dhammaan ardayda, macallimiinta, iyo maamulka Dugsiga AAYATIIN.

2025_2026

Photos from Aayatiin primary secondary school's post 15/05/2026

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐€๐ซ๐›๐š๐œ๐š๐๐š oo taariikhdu ahayd ๐Ÿ๐Ÿ‘-๐ค๐š ๐Œ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, waxaa xarunta ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐€๐€๐˜๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐ si guul ah loogu soo xiray tartan aqooneedka ๐ฌ๐š๐ง๐š๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”. Finalka tartankan oo ahaa mid aad u adag isla markaana ay ka muuqatay xamaasad iyo diyaargarow sare, waxaa isugu soo haray oo foodda is daray:
Fasalka F2B ๐Ÿ†š Fasalka 8B.
Labada kooxoodba waxay muujiyeen aqoon iyo kalsooni dheeraad ah, iyadoo tartanka ay goobjoog ka ahaayeen maamulka ,macallimiinta iyo ardayda dugsiga, waxaana dhowaan la shaacin doonaa natiijada rasmiga ah iyo kaalmaha ay kala galeen labada fasal Insha Allah.

2025_2026

12/05/2026

20/03/2026

Hambalyo Ciidul Fidri Mubarak! ๐ŸŒ™
โ€‹Dhammaan bahda Dugsiga AAYATIIN (Maamulka, Macallimiinta, iyo Ardayda), waxaan idiin rajaynaynaa ciid munaasab ah oo ay ku dheehan tahay farxad iyo nabad.
โ€‹ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„. ๐Ÿคฒโœจ
โ€‹Waxaan Allaah ka baryaynaa inuu naga aqbalo acmaashii suubnayd ee bishii Ramadaan, sannadkan sannadkiisana nagu gaarsiiyo horumar, cilmi iyo akhlaaq wanaagsan.
โ€‹Ciidul Fidri Mubarak 1447H / 2026.
โ€‹

Photos from Aayatiin primary secondary school's post 26/02/2026

Habeenkii ๐ˆ๐ฌ๐ง๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š (๐Ÿ๐Ÿ ๐…๐ž๐› ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”),ardayda ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐š ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐€๐€๐˜๐€๐“๐ˆ๐ˆ๐ (๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ‘) waxa ay munaasabad AFUR iyo SAGOOTIN ah u sameeyay ๐€๐ฅ-๐”๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ฑ๐š๐ค๐ข๐ข๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ.

โ€‹Munaasabaddaas oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, waxay ardaydu ugu mahadceliyeen ustaadka muddadii uu aqoonta u fidinayay, iyagoo u rajeeyay safar nabad qaba iyo guul joogto ah.

โ€‹Guul iyo safar kher leh Ustaad Abdihakin! ๐Ÿคฒโœจ

2025_2026

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Mogadishu