Qaar ka mid ah ardayda oo ka warbixinaya kaalinta ay dhiig-bixintu ku leedahay samatabbixinta bukaannada iyo sida ay uga go’an tahay inay bulshada ku dhiirrigeliyaan dhaqanka dhiig ku deeqidda.
Sidoo kale, ardaydu waxay muujiyeen xirfadaha iyo aqoonta ay ka kororsadeen adeegyada la xiriira dhiig-shubista, oo ka mid ah xirfadaha muhiimka ah ee culuumta caafimaadka.
🅼🆄🆂🆃🆄🅽🅸🆅🅴🆁🆂🅸🆃🆈
Modern University for Science and Technology
Modern university is one of the outstanding universities in Mogadishu, Somalia, by providing quality
14/06/2026
Munaasabada Maalinta Caalamiga ah ee Dhiig-bixiyeyaasha Adduunka (14 June) awgeed, ardayda Jaamacadda Modern ayaa maanta ka qayb qaatay olole dhiig-bixin iyo wacyigelin, iyagoo sidoo kale ku tababartay xirfadaha muhiimka ah ee dhiig shubista.
Jaamcadda modern waa hoyga soo saarista jiil xirfad, aqoon iyo adeeg bulsho isku darsaday, kuwaas oo diyaar u ah badbaadinta nolosha bulshada Soomaaliyeed.
Qᴀᴀʀ ᴋᴀ ᴍɪᴅ ᴀʜ ᴀʀᴅᴀʏᴅᴀ ꜱᴀɴᴀᴅᴋᴀɴ ᴋᴀ Qᴀʟɪɴ-ᴊᴀʙɪɴᴀʏᴀ ᴊᴀᴀᴍᴀᴄᴀᴅᴅᴀ ᴍᴏᴅᴇʀɴ ᴀʏᴀᴀ ᴋᴀ ʜᴀᴅʟᴀʏ ᴅᴀʀᴇᴇɴᴋᴏᴏᴅᴀ ꜰᴀʀxᴀᴅᴅᴀ ʟᴇʜ ᴇᴇ ᴋᴜ ᴀᴀᴅᴅᴀɴ ɢᴜᴜꜱʜᴀ ᴀʏ ɢᴀᴀʀᴇᴇɴ, ɪʏᴀɢᴏᴏ xᴜꜱᴀʏ ᴅᴀᴅᴀᴀʟᴋɪɪ, ᴊᴜʜᴅɪɢɪɪ ɪʏᴏ ᴀᴅᴋᴀʏꜱɪɢɪɪ ᴀʏ ꜱᴏᴏ ᴍᴀʀᴇᴇɴ ᴍᴜᴅᴅᴀᴅɪɪ ᴡᴀxʙᴀʀᴀꜱʜᴀᴅᴀ ꜱɪ ᴀʏ ᴜ ɢᴀᴀʀᴀᴀɴ ʜᴇᴇʀᴋᴀɴ.
ꜱɪᴅᴏᴏ ᴋᴀʟᴇ, ᴡᴀxᴀʏ ᴍᴀʜᴀᴅᴄᴇʟɪɴ ɢᴀᴀʀ ᴀʜ ᴜ ᴊᴇᴇᴅɪʏᴇᴇɴ ᴊᴀᴀᴍᴀᴄᴀᴅᴅᴀ ᴍᴏᴅᴇʀɴ ɪʏᴏ ʙᴀʜᴅᴀ ᴍᴀᴄᴀʟɪᴍɪɪɴᴛᴀ ᴏᴏ ᴜ ʜᴇᴇʟᴀɴᴀʏ ʙɪxɪɴᴛᴀ ᴀQᴏᴏɴ ᴛᴀʏᴏ ʟᴇʜ.
ᴅʜᴀᴍᴍᴀᴀɴᴛɪɪɴ ᴡᴀxᴀᴀᴅ ᴛɪʜɪɪɴ ʜᴀʟʏᴇᴇʏᴀᴅᴀ ᴡᴀxʙᴀʀᴀꜱʜᴀᴅᴀ ᴊᴀᴀᴍᴀᴄᴀᴅᴅᴀ ɢᴜᴜꜱʜɪɪɴɴᴜɴᴀ ᴡᴀᴀ ᴍɪᴅ ʟᴀɢᴜ ꜰᴀᴀɴᴏ.
12/06/2026
Waxaa maanta si rasmi ah u soo gabagaboobay imtixaankii finalka ee Semester-ka 2-aad sanad-dugsiyeedka 2025/2026.
Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa natiijooyin wanaagsan.
10/06/2026
Weli waxaa si dardar leh uga socda Xarunta Dhexe ee Jaamacadda Modern imtixaanka Final-ka ee dhammaadka sannad-dugsiyeedka 2025/2026.
Guul Wacan Dhammaan Ardayda Jaamacadda.
08/06/2026
Waxaan kuu diyaarinay barnaamijyo Diploma tayo sare leh, kuwaas oo loogu talagalay in lagu horumariyo aqoontaada, Si kor loogu qaado xirfadahaaga, lana ballaariyo fursadaha shaqo ee aad mustaqbalka heli karto.
Waxaan joognaa xilligii xirfadaha (Multi-Skilled Era), halkaas oo guushu ay ku xirantahay aqoon iyo xirfado kala duwan.
Jaamacadda Modern waxay ku siineysaa fursad aad ku kasban karto xirfadahaas, adigoo helaya waxbarasho tayo leh oo la jaanqaadaysa baahiyaha suuqa shaqada casriga ah.
Waxaan bixinnaa dhamaan Diplomooyinka hoos ku xusan:
1. Diploma of Security and Intelligence Studies
2. Diploma of Project Management
3. Diploma of Social Work
4. Diploma in Business Administration
5. Diploma in Public Administration
6. Diploma in Psychology
7. Diploma in Political Science
8. Diploma in Pharmacology
9. Diploma in Logistics and Supply Chain Management
10. Diploma in Public Health
11. Diploma in Health Service Management
12. Diploma in Nutrition
13. Diploma in Midwifery
14.Diploma in Pharmacy
Isdiiwaangelintu way furan tahay!
📞 Wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir:
WhatsApp: +252 617 377 077
Modern University – Ever To Be The Best
08/06/2026
Waxaa si habsami leh maalintii saddexaad uga socda Xarunta Dhexe ee Jaamacadda Imtixaanka Final-ka ee Semester-ka.
Guul wacan dhammaan ardayda u fadhiya imtixaannada Final-ka.
.
07/06/2026
DIIWAANGELINTA ARDAYDA ONLINE-KA AH
---------------------------------------
Ma doonaysaa inaad waxbarashadaada aad sii wadato adigoo jooga meel kasta? Hadda waxaad fursad u haysataa inaad iska diiwaangeliso barnaamijyada waxbarasho ee online-ka ah ee jaamacadda Modern ku diyarisay.
Waxaan bixinnaa dhammaan kulliyadaha ku xusan qaybta hoose kuwaas oo aad ku baran karto qaab online ah.
01. Faculty of Medicine & Health Science
Bachelor of General Nursing
Bachelor of Midwifery
Bachelor of Public Health
Bachelor of Nutrition
02. Faculty of Economics and Management
Bachelor of Business Administration
Bachelor of Banking and Finance
Bachelor of HRM
Bachelor of Accounting
03. Faculty of Education
Bachelor of Biology and Chemistry
Bachelor of Arabic Language
Bachelor of Islamic Studies
04. Faculty of Sharia and Law
Bachelor of Sharia and Law
Bachelor of Al-Fiqh wa Usuluh
05. Faculty of Computer Science & Technology
Bachelor of Information Technology (IT)
Bachelor of Computer Science
06. Faculty of Humanitarian & Social Science
Bachelor of Public Administration
Bachelor of Social Work
📲 Isdiiwaangeli maanta!
Nagala soo xiriir WhatsApp: +252617377077
07/06/2026
Waxaa maalintii labaad si habsami leh uga socda Xarunta Dhexe ee Jaamacadda imtixaanka Finalka ee sanad-dugsiyeedka
Maamulka Jaamacaddu wuxuu bogaadinayaa dadaalka ardayda iyo howl-karnimada macallimiinta, Waxaan dhammaan ardayda u rajeynaynaa guul.
Qaar ka Mid ah Ardayda Jaamacadda oo Ka Hadlay Shucuurtooda Ku Aaddan Imtixaanka Final-ka.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Taleh Street
Mogadishu