Al-Taqwa Primary and secondary school

Al-Taqwa Primary and secondary school

Share

waxbarista ubadkiina waa mas uu liyadeena opening every time

15/06/2026

Ogeysiis muhiim ah
Dhammaan ardayda fasalka 12aad ee Dugsiga Al-Taqwa Primary and secondary school waxaa la ogeysiinaayaa in kaararka imtixaanka ee ku diyaar san yihiin xarumaha iskuulka .

Photos from Al-Taqwa Primary and secondary school's post 15/06/2026

Dhamaan ardayda geleysa imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Allah ha u fudeeyo imtixaan ka. Sigaar ah ardayda Al-Taqwa Primary and secondary school

Guul wacan ubixii dalkow

30/05/2026

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad. 2025/2026

21/05/2026

Annaga oo ah maamulka, macallimiinta, waalidiinta iyo ardayda Dugsiga Al-Taqwa Primary and secondary school waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa qoyska, ehelka, iyo dhammaan qaraabadii uu ka baxay Alle ha u naxariistee aabe cabdifitaax maxamed maxamuud oo ka mid ahaa waalidiinta iskuulka
Waxaan si gaar ah uga Tacsiyeynaynaa maxamed cabdifitaax maxamed iyo xudeyfa cabdifitaax maxamed
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu janatul firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo dhammaan ehelkii iyo asxaabtii uu ka tagay.
ّٰہ___وانا__الیہ__راجعون

Allah ha unaxariisto
Aan uwada duceeno inuu allah kitaabkiisa midigta ka siiyo

20/05/2026
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Wadada Sambaak
Mogadishu