Banadir Training Institute BTI

Banadir Training Institute BTI

Share

BTI is a renowned vocational training institution situated in Mogadishu, Somalia.

Banadir Training Institute (BTI) was established in 2019 and it is one of the leading technical training institutes that operate in Banadir region and is planning to extend its social service across the country.

Photos from Banadir Training Institute BTI's post 20/06/2026

Ardayda BTI waxay si toos ah ugu jiraan practical ku saabsan Electrical Installation iyo Maintenance, halkaas oo ay ku baranayaan xirfadaha muhiimka ah ee korontada casriga ah. Tababarkan wuxuu ardayda siinayaa aqoon theory iyo practical isku dhafan si ay ugu diyaar garoobaan shaqo dhab ah.

Inta lagu jiro practical-ka ardaydu waxay baranayaan:
✔️ House Wiring
✔️ Installation of Switches & Sockets
✔️ Circuit Breaker Connections
✔️ Electrical Safety
✔️ Testing & Troubleshooting

BTI waxay kuu diyaarineysaa xirfad gacmeed tayo leh oo aad mustaqbalkaaga ku dhisan karto.

📍 Isdiiwaangelintu way socotaa.

Photos from Banadir Training Institute BTI's post 16/06/2026

BTI waxay bixisaa tababar tayo sare leh oo Solar Energy ah, iyadoo ardayda lagu barayo theory iyo practical isku dhafan. Ardaydu waxay si toos ah ugu shaqeynayaan qalabka Solar-ka si ay u helaan aqoon iyo waayo-aragnimo dhab ah.

Inta lagu jiro practical-ka ardaydu waxay sameynayaan:
✔️ Solar Panel Installation
✔️ Wiring & Connections
✔️ Battery Setup
✔️ System Testing
✔️ Maintenance & Troubleshooting

Haddii aad rabto xirfad casri ah oo shaqo abuuri karta, BTI waa meesha saxda ah.

Photos from Banadir Training Institute BTI's post 13/06/2026

🔋 ARDAYDA BTI OO KU JIRA PRACTICAL-KA SOLAR-KA

Waxbarashada practical-ka ah waa furaha guusha xirfadeed. Ardayda BTI waxay hadda ku jiraan tababar toos ah oo Solar System ah, iyagoo ku shaqeynaya qalab casri ah iyo farsamooyin dhab ah.

Tababarkan wuxuu ka caawinayaa ardayda:
🌞 Inay helaan khibrad shaqo
🌞 Inay bartaan rakibidda Solar-ka
🌞 Inay fahmaan cilad-bixinta korontada
🌞 Inay noqdaan farsamayaqaanno xirfad leh

BTI waa xarun kuu diyaarineysa xirfad iyo mustaqbal wanaagsan.

📍 Isdiiwaangelintu way socotaa.

Photos from Banadir Training Institute BTI's post 09/06/2026

Xirfadda Electrical waa mid ka mid ah shaqooyinka ugu baahida badan maanta!

BTI waxaad ka helaysaa:
✔️ Tababar Practical ah
✔️ Macalimiin Khibrad leh
✔️ Qalab casri ah
✔️ Shahaado la aqoonsan yahay

Bilow safarkaaga xirfadeed maanta!

05/06/2026

🎥 Mid ka mid ah ardayda Banadir Training Institute (BTI) ayaa maanta ka warbixinaya aqoonta iyo xirfadaha uu ka bartay practical-ka uu ku guda jiro. Practical-ku wuxuu ardayda ka caawiyaa inay isku daraan aqoonta fasalka iyo khibradda shaqo ee dhabta ah.

Photos from Banadir Training Institute BTI's post 03/06/2026

Arday badan waxay bartaan theory, laakiin BTI waxay ku siisaa Practical dhab ah

Waxaad si toos ah u qaban doontaa:
✔️ Installation nalal iyo circuits
✔️ Dayactirka qalabka korontada
✔️ Testing & troubleshooting
✔️ Real project work

Is diiwaangeli hadda – Noqo qof xirfad leh!

Photos from Banadir Training Institute BTI's post 31/05/2026

Tamarta qorraxda waa mustaqbalka! Ha ka harin fursaddan

BTI waxaad ka heli doontaa:
✔️ Practical dhab ah
✔️ Macalimiin khibrad leh
✔️ Qalab casri ah
✔️ Shahaado lagu kalsoon yahay

Bilow xirfaddaada maanta!

26/05/2026

Ciid wanaagsan!

Maamulka iyo shaqaalaha Banadir Training Institute BTI waxa ay hambalyo ciidul adxa u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed. Ilaahay acmaasha xajka iyo cibaadooyinka kale ha innaga aqbalo.

25/05/2026

🌞🔋 BTI GENERAL SERVICE Waxay Hadda Iibinaysaa Qalab Casri ah oo Lagu Dhaqo Solarada! 🔋🌞

BTI GENERAL SERVICE waxay idiin keentay qalab casri ah oo si gaar ah loogu talagalay dhaqidda iyo nadiifinta solarada, si solaradiinu u helaan awood tamareed oo sareysa isla markaana ay u shaqeeyaan si hufan.

Boorka, ciidda iyo wasaqda ku dhegta solarada waxay sababaan in tamarta solar-ku yaraato, balse qalabkan casriga ah wuxuu si fudud uga saaraya dhammaan wasaqdaas isaga oo solarada ka dhigaya kuwo nadiif ah oo si buuxda u shaqeynaya.

✅ Wuxuu ka saarayaa boorka iyo wasaqda adag
✅ Wuxuu kordhinayaa awoodda tamarta solarada
✅ Wuxuu ka caawinayaa solarada inay helaan iftiin buuxa
✅ Wuxuu dheereeyaa cimriga solarada
✅ Ku habboon guryaha, shirkadaha iyo goobaha ganacsiga

Haddii aad leedahay solar system oo aad rabto in uu soo saaro tamar badan, qalabkan waa xalka ugu habboon ee aad heli karto.

📞 Hadda ka dalbo +252614199991
📍 Waxaan kuu haynaa qalab tayo sare leh iyo adeeg lagu kalsoonaan karo.

BTI GENERAL SERVICE - Hormuudka Adeegyada Casriga ah iyo Qalabka Solarada. ☀️

Photos from Banadir Training Institute BTI's post 23/05/2026

Ma rabtaa inaad yeelato xirfado kala duwan oo suuqa shaqada looga baahan yahay?
Banadir Training Institute (BTI) waxa uu ku siinayaa fursad aad ku baran karto xirfado badan adigoo practical ku jira.

Waxaad ka baran kartaa:
⚡ Electrical
🔧 Plumbing
☀️ Solar Energy

Dhammaan waxay ku socdaan qaab: baro + samee (learn & practice) si aad u noqoto xirfadle diyaar u ah shaqo.

✔️ Tababar casri ah
✔️ Practical joogto ah
✔️ Fursado shaqo
✔️ Shahaado la aqoonsan yahay

💼 Xirfaddu waa hantida ugu weyn – maanta bilow!

📍 Ku biir Banadir Training Institute oo dhis mustaqbalkaaga xirfadeed.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


21 October Street, Waaberi District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 16:30
Tuesday 07:30 - 16:30
Wednesday 07:30 - 16:30
Thursday 07:30 - 16:30
Saturday 07:30 - 16:30
Sunday 07:30 - 16:30