πππππ₯π₯π’π§π¨π° ππππ₯π²π¨ π‘ππ’π¬π€π ππ‘π’π π’π§ !
Waxaa asbuucan soo aadan lagali doonaa imitixaanka dugsiga sare, waxaan la dardaarmaa macallimiinta ilaalada ku qoran.
1-Marka fasal laguu diro ee aad feylkiisa Gacanta ku dhigto waxaad qaaday masuuliyad weyn oo aad u weyn, waxaa awood laguu sii inaad go'aannadaada ku maamusho fasalkaas oo cidna kuguma amreyso waxaad diido.
2- fasalkaas wax colaad ah kaalama dhaxeeyaan ee hais jooxaarinin markaad kow soo gasho, caadi iska dhig salaan arday, sii faallo kooban, usheeg imtixaanka inuusan musiibo aheen.
3- Ardayda haku dagdagin, waliba gabdhaha aad ugu fiirso, markale iska ilaali gabdhaha waa caadifad badan yihiin xiligaanna kuma sii jiraano oo shucuurtooda waa feeri haay.
4-Arday marka aad QISH ku qabato macnaheeda maahan inuu cirka soo dumay ee aad qabatay qarax iyo daroogo, waa wax dabiici ah oo lasoo arki jiray lana arki doono, balse qaad tallaabooyinkaan:
A- ka qaad aaladd qishka.
B-halla hadlin.
C-ka tag meeshaas dhanka kale aad.
D-warqaddiisa haka qaadin.
5-warqad uruurinta haku qasbin, sii daqiiqadda u dambeysa ee loo qoondeeyay.
6- iska ilaali inaad dad gaar ah xoog u ilaaliso oo aad kuwa kalene u dabciso, ardayda waa isku kaa sheegayaan,waxaana la ogaanaa nooca aad tahay.
7- markuu dhamaado imtixaanka la dareen noqo ardayda u hambalyeey, sawirro xusuus ah ka reebo
Ardayda iyaga faalla kale baan kaso qori doonaa.
W/Qoray Avv/Ustaad Ismaaciil Iidle
Midowga Macalimiinta Soomaaliyeed
Education
waa su'aal muhiim u ah Midowga Macalimiinta Soomaaliyeed
27/05/2026
Qaar kamid ah ardaydi sanadkaan la sagootiyay ee gelaya imtixaanka Shahaadiga ayaa haddiyado ay macalimiinta u soo xireen laga helay farriintaan. maxay uga dhigantahay macalimiinta qaybta faallada nagulawadaaga.
20/05/2026
mohamed Ali Abdullahi oo ah arday wax kabarta Mu'asasada Al-Macrifa
dhigtana fasalka 3aad ee Dugsiga sare oo aan maanta Kormeer ugu tagnay ayaan sawir kasoo qaaday buuggiisa maadada Juquraafiga oo ay kusawirantahay Qariiradda Afrika ayaa isoo jiidatay qaab sawirkiisa waxa aan leeyahay dadaalka halkaaga kasii wad.
05/05/2026
Ψ₯ΩΨ§ ΩΩΩ ΩΨ₯ΩΨ§ Ψ₯ΩΩΩ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩΩ
Alle ha u naxariisto Ustaad Khadijo Sheikh Shamsi oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho. Macalimadda waxay kamid aheyd dhalinyarada fir fircoon iyo bahda Waxbarashada, waxaana Alle uga baryayaa Naxariis iyo dambi dhaaf.
markaan Dhegesto waxaan soo xusuustaa macalinkaygii Xisaabta Ustaad Adan Dacar Allow kuu naxariiso .
adoo intaa oo juhdi gilisay ayuu ardaygu kuu leeyahay,mafahmin Kuceli mar kale .
26/04/2026
Haddii aad macalin xisaab tahay jawaabta waan kaa sugaynaa.
18/04/2026
Qur'aan Online - Baro Qur'aankaaga si Fudud! π
βFursad loogu talagalay qof kasta oo raba inuu barto ama xifdiyo Qur'aanka Kariimka ah isagoo jooga gurigiisa ama goobta shaqada.
ββ
Carruur iyo Waaweyn
ββ
Tajwiid iyo Qiraa'at
ββ
Waqtiyo kuu furan
βNagala soo xiriir WhatsApp:
π +252 614255534
09/04/2026
Agaasinka Waxbarashada gooblka Banadir sharciga uu shalay soo saaray ,mawaxaa loola jeedaa waxbarashada dugaiyada waqti malahan oo ardaygu waqtiguu rabo hasoo galo fasalka.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu