Dayniile Primary And Secondary School

Dayniile Primary And  Secondary School

Share

Waa Bogga Rasmiga ah Ee Dugsiga Dayniile Primary and Secondary school waxaana mar waliba lagu so bandhigi doona wax qabadka dugsiga welcome to.open hand

Photos from Dayniile Primary And  Secondary School's post 15/06/2026

Maamulka Sarre ee Duggsiga Dayniile Ustaad Mahad Dahir Hassan ayaa daah furay barnaamijka Waxbarashada Dadka Waaweyn wajigiisa labaad.

Sanadkaan waxaa laga hirgaliyay duggsiga Dayniile Waxbarashada Dadka Waaweyn ayadoo loogu tala galay in ay ka fa’ideystaan bulshaweynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada dagan dagmada Dayniile.

Sidoo kale waxaa lagu tala galay waxbarashadaan bilaashka ah in ay ka fa’ideystaan dadka danyarta ah ee an awoodin in ay iska bixiyaan waxbarshada madama duggsiga uu yahay iskuul dadweyne oo bilaash ah .

Da’da loogu talagalay in ay ka fa’ideystaan waa 18jir wixii ka weyn ilaa 65jir .

Ardayga waxaa la bari doonaa Waxbarashada Aasaasiga ah ( Aqris & Qoraal) waliba waxaa lagu diyarin donnaa ardayga mudo dhan 3 sano waliba asigoo ka gudbaya duggsiga dhexe kana qeyb gali doono imtixaanadka Qaranka.

🚨 maamulaha duggsiga ayaa fariin u diray bulshada dagan degmada Dayniile iyo nawaxigeeda waliba asigoo faray in ay ka fa’ideystaan waxbarshada bilaashka ah , dadka guryaha ku jiro neh loo diro goobaha Waxbarashada..



Photos from Dayniile Primary And  Secondary School's post 11/06/2026

Feeding program at school 🤤🍲🥗🍛

05/06/2026

Qado sharafta macallimiinta & Ducada ardayda shahaadiga ah ( allow dhamaantooda guley 🤲🏻)

Photos from Dayniile Primary And  Secondary School's post 04/06/2026

Xaflada sagootinta ardayda shahaadiga F4 & 8aad

Photos from Dayniile Primary And  Secondary School's post 03/06/2026

Tartanka kubada cagta duggsiyada dagmada Dayniile oo hantay duggsiga Dayniile Primary & Secodry school 🏆 🥇

23/05/2026

Big Game & Galabta 🔥

19/05/2026

Kaahiye Abdi Abdullahi 🦁

Photos from Dayniile Primary And  Secondary School's post 19/05/2026

Road To final ⚽️🏆🥇

16/05/2026
Photos from Dayniile Primary And  Secondary School's post 16/05/2026

Waxaa Daaha laga rogay tartanka sanadlaha ah ee duggsiga Hoose / Dhexe & Sarre ee Dayniile …

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00