19/06/2026
. 18/6/2026
waxaa si guul leh u soo dhammaaday laba tartan oo kubadda cagta ah oo kala gaar u ahaa ardayda dugsiga dhexe iyo ardayda dugsiga hoose. Tartamadu waxay ahaayeen kuwo xiiso leh oo ay ardaydu ku soo bandhigeen karti iyo dadaal wanaagsan.
Qaybta dugsiga dhexe, finalka waxaa wada ciyaaray kooxaha Heegan iyo Midnimo, waxaana koobka ku guuleysatay kooxda Heegan.
dugsiga hoose, finalka waxaa isugu yimid Muqdisho Star iyo Moon Light, waxaana koobka qaaday kooxda Muqdisho Star. Ugu dambeyn, hambalyo ayaa loo dirayaa dhammaan kooxihii ka qaybgalay tartanka, gaar ahaan kooxihii ku guuleystay koobabka.
19/06/2026
Jimco 19/06/2026
Tartan aqooneedka sanad dugsiyeedk ta khamiista iyo jimcaha
Waxa uuna tartan xiiso badnaa ku loolamay
Group yada
vs
Waxa ayna guushu raacday groupka
18/06/2026
Hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee fasalka 8-aad ee soo dhammeystay imtixaanka Shahaadiga Ee D/Dhexe. Waxaad soo marteen dadaal, dulqaad iyo hawl adag oo mudan in lagu bogaadiyo. Waxaan idiin rajaynaynaa natiijooyin wanaagsan iyo mustaqbal ifaaya.
Si gaar ah, hambalyo Ardayda Daareyn Primary and Secondary school .
Waxaad muujiseen karti, anshax iyo dadaal joogto ah intii lagu jiray sannad-dugsiyeedka.
Waxaan rajaynaynaa in dadaalkiinna uu noqdo mid ka muuqda natiijooyinka, kana dhiga Daareyn meel lagu daydo.
Guushu waa mid ka dhalata dadaal, dadaalkiinnuna maanta wuxuu mudan yahay hambalyo . ππβ¨
12/06/2026
Jimco 12/06/2026
Tartan aqooneedka sanad dugsiyeedk ta khamiista iyo jimcaha
Waxa uuna tartan xiiso badnaa ku loolamay
Group yada
vs
wadaag
Waxa ayna guushu raacday groupka
08/06/2026
ππ HAMBALYO F4 (FASALKA 12AAD) ππ
Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Daareyn Primary & Secondary School waxay hambalyo u dirayaan fasalka F4 (12aad) oo ku guuleystay Daareyn Cup 2025/2026 kadib ciyaar aad u xiiso badnayd oo lagu kala baxay rigoorayaal.
Waxaan u rajaynaynaa guulo kale oo waxbarasho iyo kuwo nololeed. Guushan waxay muujinaysaa dadaal, wadajir iyo tartan hufan.