๐ฆ๐๐๐ฅ๐๐ง๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐ก๐ ๐ข๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐ก๐๐๐๐ ๐๐ก๐ง ๐๐ข๐จ๐ฅ๐ฆ๐
Waa koorso xoghayn wixi fahfahin ka aqristo postiga ama ku soo biir linkiga
https://chat.whatsapp.com/E3yadoB4fECHV0pEHFLKjQ?s=cl&p=a&mlu=1
Fikrad Academy
Pagekan waxaan idinku soo gudbineynaa ogeysiisyada Xogta Iskuulka Wixii ugu dambeyey
28/05/2026
Waxba soo socda
27/05/2026
Eid Mubarak
22/05/2026
20/05/2026
๐ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฑ๐ป๐ฎ๐พ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ผ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป ๐๐๐ค
Waxaa si guul ah noogu qabsoomay 20 May 2026 Seminar-ka โHow to Become a Professional Graphic Designerโ, oo ay soo qabanqaabisay Akademiyada Fikrad.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa Macalin Abdisalan Alkhaliiji oo nala wadaagay aqoon iyo khibrad qiimo leh, iyo dhammaan ardaydii ka faaโiideysatay casharka.
๐ข Fadlan talooyinka iyo soo jeedintiinna noogu reeba qaybta faallooyinka.
โ๏ธ Mahadsanidiin ๐
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Maka Almukarama
Mogadishu