Najmudin Primary and Secondary School

Najmudin Primary and Secondary School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Najmudin Primary and Secondary School, School, Mogadishu.

14/06/2026

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad sanad daraasiga 2025-2026.

09/06/2026

Tartan aqooneedka Najmudin Primary and Secondary School sanad daraasiga 2025-2026 ayaa shalay si habsami ah noogusoo gabagaboobmay.

Fasalada oo ku guulaystay tartan aqooneedka subaxleyda iyo oo kusoo guulaystay tartan aqooneedka galableyda ayaa shalay kulan xiiso badan wada qaatay, waxayna guusha raacday fasalka .

02/06/2026

Kulan xiiso badan oo dhax maray fasalada F3 iyo F1 ee tartan aqooneedka schoolka Najmudiin ayaa kusoo idlaaday guul ay gaareen fasalka difaacanaya tartanka ee F3, guushaas oo usuura galisay inay iska xaadiriyaan Finalka tartanka qaybta subaxleyda.

F3 ayaa sugaya 7aad iyo 8aad midkii final usoo gudba.

Dhanka galableyda waxaa final wada jooga fasalada 5aad iyi 3aad.

23/05/2026

Maalinka bari ah oo ay taariikhdu ku beegantahay 24/5/2026 waxaa kulan muhiim ah isaga hor imaan doona, tartan aqooneedka Najmudin Primary and Secondary School fasalada kala ah F3 iyo F1.

Fasalkii ay guusha raacdo waxuu iska xaadirin doona k**a danbaysta tartanka.

Finalka yaad usaadaalinaysaa ma F3 mise F1

20/05/2026

Maalmo fadli badan ayaan dhaxda kaga jirnaa, alle hanaga yeelo kuwii ka faa'ideysan lahaa.

18/05/2026

Kulan xiiso badan oo kamid ah tartan aqooneedka schoolka Najmudiin, ayaa waxuu dhaxmaray F4 iyo F3.
Waxayna guusha raacday fasalkaF3.

16/05/2026

Waxaa kulan xiiso badan ubalansan fasalada kala ah F3 iyo F4, tartan aqooneedka schoolka Najmudin Primary and Secondary School maalinka bari ah oo ku beegan 17/5/2026.

Fasalka F3 haduu bari badiyo waxuu xaqiijin doonaa inuu ugudbay afar dhamaadka tartanka.

Yay kula tahay inuu adkaan karo F4 ama F3.

15/05/2026

Jimco wanaagsan.

14/05/2026

Shalay oo arbaco ahayd waxaa kulan xiiso badan oo kamid ah tartan aqooneedka schoolka najmudiin qaybta galableeyda uu dhax maray fasalada kala ah 5aad iyo 6aad, waxayna guusha raacday fasalka 5aad.
Dhibcaha guud ee fasalkasta laga rabay waxay ahayd 16dhibcood.

5aad : 14 dhibcood
6aad : 12 dhibcood

12/05/2026

Bari oo ay taariikhda ku beegantahay 13/5/2026 waxaa kulan muhiim ah wada qaadan doona fasalada kala ah 5aad iyo 6aad.

Tartankan waa qaybta galableyda ama galinka danbe.

Yaad guul urajaynaysaa 5aad ama 6aad.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
25