A visual recap of students' emotions during the 2025/2026 Final Examinations at SYL University
SYL University
Knowledge, Creativity & Self-Actualization
19/06/2026
18/06/2026
Maanta oo ay taariikhda ku asteysan tahay 18/6/2026 waxa Jaamacada SYL u Soo gabagaboobay final exam ka semester ka labaad ee sanad dugsiyeed ka 2025/2026 . Waxaan Allaah ka rajeyneynaa annaga oo nabad qabna in aan isku Soo noqono sanad dugsiyeed ka cusub i.a
11/06/2026
Maanta oo ay taariikhda ku beegneed 11/6/2026 waxaa jaamacada SYL kabilowday imtixaan kii u dambeeya ee sanad dugsiyeed ka 2025/2026
Dhamman ardayda waxan u rajeyneynaa guul iyo natiino ay ku farxaan I A
Gudoomiyihii h**e ee Jaamacada SYL Mr Abdullahi Mohammed Ahmed iyo qaar ka mida ardayda dhigata Jaamacada SYL ayaa ka hambalyeey 83 guuradii urur ka SYL iyo 10 sano guuradii asaasitaan ka Jaamacada SYL
15/05/2026
XUSKA 15-KA MAY
Jaamacada SYL waxa ay ummada soomaaliyees ugu hambalyeyneysaa Maalinta taariikhiga ah 15-ka May Waa Maalin Qiimo Weyn Ugu Fadhida Shacabka Soomaaliyeed meel walbey jogaan, 🇸🇴
Waana Maalintii la aas-aasay Ururkii Gobonnimo-doonka Soomaaliyeed Ee SYL
Sidoo kale ardayda ,macalimiinta iyo bahdo SYL University waxaan ugu hambalyeynayaa 10 sano guuradii ka Soo wareegtay aasaas kii Jaamacada SYL
09/04/2026
Waxaa xarumaha kala duwan ee SYL University ka bilaabmay mid -term exam ee semester-ka 2aad, 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓–𝟐𝟎𝟐𝟔.
Imtixaanka ayaa si isku mid ah uga bilowday dhammaan xarumaha kala geddisan ee Jaamacadda, waxaana u fadhiistay Ardayda Part-Time, halka Ardayda Full-Time ay u fadhiisan doonaan imtixaankooda maalinta sabdiga ah oo ay taariiqdu tahay 11/4/2026.
SYL University waxay u rajaynaysaa dhammaan Ardayda guul iyo horumar.
Xafiiska Warfaafinta & Warbaahinta – SYL University
🌐 Web: SYL University.edu.so
09/04/2026
Mogadishu, April 9, 2026
SYL University iyo Al-caasima hospital ayaa heshiis is-afgarad kala saxiixday.
Ujeeddada heshiiskan waxa uu ku salaysan yahay iskaashi dhinaca cilmi-baarista iyo tababarrada Ardayda, taas oo kor u qaadi doonta fursadaha aqooneed iyo xirfadeed ee labada dhinac.
✍ Xafiiska Warfaafinta & Warbaahinta – SYL University
Jamacadda SYL waxa ay bahda jecel waxbarash lawadaageysaa in ay diyaarisay diplomoyin muhiim u ah in kor loo qaado aqoonta iyo xirfadaha muhiim ka u ah aas aas ka waxbarashada
Diplomoyinkaas waxa lagu qadan doonaa habka fogaan dersiga taasoo qof weliba ka faaideysankaro
1. Diploma of public administration
2. Diploma of Business Administration
3. Diploma of Bank and Finance
4. Diploma of Logistics
5. Diploma of Social work
6. Diploma of Information technology (IT)
7. Diploma of Public health
8. Diploma of Nursing
9. Diploma of Midwifery
10. Diploma of Nutrition
11. Diploma of clinical officer
12. Diploma of Math and Physics
13. Diploma of Biochemistry
Dhamaan diplomoyin kaan kor ku xusan si aad iskaga diiwangaliso kudhufo link hoose oo buuxi form ka si sax ah
https://forms.gle/KqVW1YNnddd8Dfu69
Ama laxariir numberkan +252619991812
01/04/2026
𝐃𝐚𝐲 𝟏 – 𝐁𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐓𝐫𝐚𝐧𝐬𝐟𝐮𝐬𝐢𝐨𝐧 𝐒𝐞𝐦𝐢𝐧𝐚𝐫
Sawirradan waxay muujinayaan daqiiqadihii ugu horreeyay ee 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐨𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝 ee 𝐁𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐓𝐫𝐚𝐧𝐬𝐟𝐮𝐬𝐢𝐨𝐧 𝐒𝐞𝐦𝐢𝐧𝐚𝐫, halkaas oo aqoon qiimo leh iyo wacyigelin muhiim ah lagu wadaagay.
𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡 dhammaan ardayda iyo 𝐦𝐚𝐫𝐭𝐢-𝐬𝐡𝐚𝐫𝐚𝐟𝐭𝐚 ka qayb qaadatay guusha maalintan.
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐬𝐢 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐣𝐢𝐫 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐧𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐲𝐚𝐲 Kaalib Tech SYL University And Somali specialist Hospital.
Mahadsanidiin, 𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐨 𝐃𝐚𝐲 𝟐.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu