21/06/2026
Waxaa maalintii 2aad si wanaagsan uga socda xaruumaha Dugsiyada Abqaal Imtixaankii Dambe ee Sannad dugsiyeedka 2025-2026.
Wanaagsan Wanaagsan ayaan idiin rajeynaynaa Dhammaan Ardaydeynna.
Midowga Ardayda Dugsiga Abqaal Primary And Secondary School
20/06/2026
maanta si rasmi ah Dalka uga daahfurmay Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad ee Dugsiga 2025/2026
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare
Dugsiyada Abqaal
Midowga Ardayda Dugsiga Abqaal Primary And Secondary School
dhammaan alle ha u fududeeyo imtixaanka dowladda
19/06/2026
Sawirada Gabagabada Imtixaanka
Ardayda Fasalka 8aad!
Maamulka, Macallimiinta iyo Bahda Waxbarashada Dugsiyada Abqaal waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda Fasalka 8aad ee si guul leh ugu soo dhammaystay imtixaankoodii shahaadiga ahaa.
Waxaan idinku ammaaneynaa dadaalkii, dulqaadkii iyo juhdigii aad geliseen waxbarashadiinna. Maanta waa maalin farxad iyo guul idiin ah, waana tallaabo muhiim ah oo aad u qaadayseen mustaqbalkiinna waxbarasho.
Arday badan ayaa dabaaldega dhammaadka imtixaanka si ay ugu muujistaan farxaddooda iyo dadaalkooda soo idlaaday.
Waxaan sidoo kale u mahadcelineynaa waalidiinta iyo macallimiinta garab istaagga iyo taageerada joogtada ah si ay guushan u hirgasho.
Hambalyo Dufcadda 7aad! Alle ha idiin fududeeyo natiijo wanaagsan, hana idinka dhigo kuwo dalkooda, dadkooda iyo diintooda anfaca.
Guul iyo Gobannimo! 🎓📚🌟
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare
Midowga Ardayda Dugsiga Abqaal Primary And Secondary School
19/06/2026
Sawirro (Q.2aad)
Ku guuleystiyaasha tartan Aqooneedka Garasho Iyo Gorfeyn ee sannad dugsiyeedka 2025-2026 ayaa kulan dalxiis, damaashaad iyo dabaal deg ah kusoo qaatay beerta dalxiiska ee FamilyPark.
Hambalyo Hambalyo Fasalka Form One.
Dugsiyada Abqaal Faraca 2aad.
Midowga Ardayda Dugsiga Abqaal Primary And Secondary School
Wanaagsan
18/06/2026
Alxamdulillaah, maanta waxaa si guul leh ugu soo idlaaday ardaydeynna fasalka 8-aad imtixaankii Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda da'daalka badan muujisay muddadii ay ku jireen diyaar-garowga iyo imtixaanka. Sidoo kale, waxaan u mahadcelinaynaa waalidiinta, macallimiinta iyo dhammaan cid kasta oo ka qayb qaadatay garab istaagga iyo dhiirrigelinta ardayda.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu ardaydeynna ka siiyo natiijooyin wanaagsan, kana dhigo kuwo mustaqbalkooda waxbarasho ku gaara guulo waaweyn.
Hambalyo ardaydeynna 8-aad, guul iyo horumar ayaanna idiin rajaynaynaa.
Dugsiyada Abqaal Faraca 2aad
Midowga Ardayda Dugsiga Abqaal Primary And Secondary School
Send a message to learn more

Sawirro (Q.1aad)
Ku guuleystiyaasha tartan Aqooneedka Garasho Iyo Gorfeyn ee sannad dugsiyeedka 2025-2026 ayaa kulan dalxiis, damaashaad iyo dabaal deg ah kusoo qaatay beerta dalxiiska ee FamilyPark.
Hambalyo Hambalyo Fasalka Form One.
Dugsiyada Abqaal Faraca 2aad.
Midowga Ardayda Dugsiga Abqaal Primary And Secondary School
17/06/2026
(Q.3aad)
Hambalyo
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa fasalka Form One oo ku guuleystay tartan aqooneedka Garasho Iyo Gorfeyn ee sannad dugsiyeedka 2025-2026.